HomeMaraykanka Oo Muddo-kordhin U Sameeyey Soomaali Sharci-darro Ku Jooga Dalkaas

Maraykanka Oo Muddo-kordhin U Sameeyey Soomaali Sharci-darro Ku Jooga Dalkaas

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)- Xoghayaha Amniga gudaha ee dowladda Mareykanka Alejandro Mayorkas, ayaa shaaca ka qaaday in dadka Soomaalida ah ee aan haysan sharciga dowladda Mareykanka iney sii joogi karaan gudaha dalka Mareykanka mudo sanad iyo lix bilood oo kale.

Muddo kordhinta 18-ka bilood ah ee loo sameeyay Soomaalida aanan heysan sharciga Mareykanka ayaa ka bilaabaneysa 18-ka bisha March ee sanadkan 2023-ka, waxayna ku egtahay 17-ka bisha September sanadka soo socda ee 2024, taasoo la sheegay iney keentay in markale Soomaaliya loo asteeyey inay tahay waddan ay dhibaato ka taagan tahay.

“Mareykanku wuxuu awood u yeelan doonaa inuu gabood ilaalin ah siiyo Soomaalida. Colaadaha iyo dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee socda, oo ay wehliyaan musiibooyinka dabiiciga ah, cudurrada, saameynta argagixisada, dambiyada, rabshadaha iyo dagaallada u dhexeeya maleeshiyo beeleedyada awgood ma awoodi karaan inay ku laabtaan dalkooda” ayuu yidhi xoghayaha Amniga Gudaha dalka Mareykanka Mayorkas.

Tallaabadan muddo kordhinta ah ayaa u oggolaanayso ku dhawaad 430 oo qof oo Soomaali ah inay ka faa’iidaystaan oo ay sii joogaan Maraykanka ilaa 17-ka bisha Sebtembar ee sanadka soo socda 2024, haddii ay buuxiiyaan shuruudaha sharcigan oo ay dhawaan shaacin doonto dowladda Mareykanka, isla markaana ay sharraxaad dheeraad ah ka bixin doonto.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories