HomeKooxda Manchester City oo u Gudubtay Final-ka Koobka FA Cup

Kooxda Manchester City oo u Gudubtay Final-ka Koobka FA Cup

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

London (SLpost)- Kooxda Manchester City, ayaa u gudubtay Final-ka Koobka FA Cup ka dib markii ay 2-1 kaga badisay kooxda Chelsea Kulan Caawa ka dhacay garoonka Wembley ee magaalada London, iyada oo Koobkani yahay rejada kaliya ee xilli-ciyaareedkan u hadhsan  Kooxdan Qaniga.

Man city_chelseaManchester City oo inta badan saacaddii ugu horreysay gacanta ku haysay ciyaarta, ayaa hoggaanka ku qabatay 2-0 ay u kala saxeexeen Xiddigaheeda Samir Nasri iyo Sergio Aguero, ka hor intii aanu rejada Chelsea soo celin weeraryahankeeda Muslinka ah ee Demba Ba oo daqiiqaddii 66aad Gool qurux badan ku hubsaday shabagga kooxda Manchester City.

Natiijadaasi waxa ay Guul-dirqi ah u suurto-galisay City, in kasta oo Demba Ba uu khasaariyey fursaddii u wanaagsanayd ee Kooxdiisu kula barajayn lahayd ka dib markii daqiiqado yar ka dib Goolkiisii hore uu Meel goolka City aad ugu dhow Kubbad shuud ah oo uu ka laaday, haseyeeshee waxa ku beegay gool-haye Costel Pantilimon oo si fudud u qabtay.

Manchester City ayaa loo rejaynayaa guusha Koobkan maadaama ay Final-ka isku beegmeen kooxda Wigan oo Maalintii shalay 2-0 kaga badisay Kooxda Millwall.

Dhanka kale, Rejada Kaliya ee koob ay Chelsea ku guulaysato ayaa ah Tartanka Europa League oo wakhtigan marxaladdiisu marayso Semi-final ay isku soo hadheen Afarta Kooxood ee Chelsea, Basel oo Switzerland ah, Benfica oo Portugal ah iyo kooxda Turkiga ah ee Fenerbahçe.

sports@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories