HomeManchester City oo Old Trafford ugu Quus-Goysay Kooxda Xafiiltanku ka Dhexeeuyo ee...

Manchester City oo Old Trafford ugu Quus-Goysay Kooxda Xafiiltanku ka Dhexeeuyo ee United

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Kooxda Manchester City ayaa ku guulaysatay inay khasab kaga dhigto kooxda ay sida weyn u ficiltamaan ee Manchester United inay wali sii quudarayso dabaal degga guusha Horyaalnimada Premier League, kadib markii ciyaar maryo dhiigleh la kala furtay ay guul 2 iyo 1 ah kala caraabeen garoonka Old Trafford, kooxda tababare Sir Alex Ferguson-na dhibcihii ay hogaanka ku haysay lagu soo koobay 12 dhibcood.

MILERCity ayaa hogaanka ciyaarta ku qabatay , darbad xoog badan oo ka baxday lugta James Milner markii ay si qurux badan u weydaaratay gool haye David de Gea, ka hor intii aan gool uu iska dhaliyey daafaca Vincent Kompany United ku soo celin awood qaybsiga ciyaarta.

Laakiin kooxda martida ahayd,oo weerarkeedu aanu kala go’lahayn ayaa markale ku noqotay gacan saraynta, kadib markii wiilka reer Argentina ee Sergio Aguero oo bedel kusoo galay kubad uu la dhex qaaday  difaacyahanada shayaadiinta cas-cas, uu si kalsooni badan leh aadna u qurux badan  xaga kore ee dhinaca bidix ee shabaqa ugu gilgillay.

IHN SPT 080413-56Manchester  United oo 31 kulan oo ay horyaalka ciyaartay 25 kamid ah guul ka gaadhay, 4 kulan oo kaliyana laga badiyay, barbar dhacna gashay 2 kulan, ayaa dagaal ugu jirtay sidii ay markii 20 aad ugu dabaal deggi lahayd horyaalnimada kooxaha Ingiriiska.

Halka kooxda Man City, 31 ka kulan ee ay ciyaartay ay barbardhac gashay 8 kamid ah , 4 kulan oo kaliyana la kulantay qadhaadhka guuldaradda si lamid ah dhigeeda maryaha cas-cas leh.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories