HomeMadaxweyne Uhuru Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumaddiisa

Madaxweyne Uhuru Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumaddiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi, (SLP)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa isku-shaandhayn kooban ku sameeyey hoggaanka taliska ciidanka qaranka dalkaas iyo golaha wasiirrada, ka dib markii ay dhawaan dhacay weerar dad badan lagu laayay oo ay Al-shabaab ka gaysatay jaamacad ku taalla Gaarisa, halkaasoo ay ku dileen 148 qof oo u badnaa ardaydii jaamacadaas.Uhuru

Ugu horeyn waxa uu madaxweyne Uhuru taliye cusub u magacaabay ciidanka militariga Kenya (KDF) kadib markii uu hawlgab noqday taliyihii hore ee ciidanka KDF Gen.Julius Karangi.

Madaxweynaha ayaa Samsom J. Mwathethe u magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka qalabka sida waxa sidoo kale loo dalac siiyay darajada General halka uu hore uu ka ahaa laba-xidigle

Sidoo kale wuxuu madaxweynuhu taliye ku-xigeenka ciidanka KDF u magacaabay Lt-Gen.Joseph Kasaon.

Dhinaca kale wuxuu madaxweynuhu isku shaandhayn kooban ku sameeyay qaar ka mid ah golihiisa wasiirada.

Eugene Wamalwa waxaa loo magacaabay wasiirka wasaaradda Biyaha iyo waraabka Monica Juma waxaa loo magacaabay xoghaynta golaha Wasiirada

Major-Gen Gordon Kihalangwa waxaa loo magacaabay xoghayaha guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo amniga.

Nzioka Waita waxaa loo magacaabay xoghaynta mid kamid ah waaxyaha madaxtooyada

 

Somalilandpost.net.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories