HomeMadaxweyne Siilanayo oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo Marxuum M.X. Dhamac (Gaarriye)...

Madaxweyne Siilanayo oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo Marxuum M.X. Dhamac (Gaarriye) Loogu Sameeyay Hargeysa + SAWIRRO

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Eebbe Naxariistiisa Janno ha ugu deeqee waxa maanta gelinkii hore Xaabalaha Xeedho ee Galbeedka magaalada Hargeysa lagu aasay Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) oo todobaadkii hore ku geeriyooday Magaaladda Oslo ee dalka Norway oo uu muddooyinkii u dambeeyey xaalad Caafimaad u joogay.

blankMaytida Marxuumka oo Saaka subaxnimadii hore laga soo dejiyay Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Berbera, ka dib markii habeenkii Sabtida laga soo qaaday magaalada Oslo, ayaa magaalada Hargeysa loogu soo qaaday Baabuur Abmalaas ah, iyada oo ay galbinayaan baabuur tiro badan.

blankIsla markii Meytida Marxuumka la geeyey Gurigiisa, waxa loo qaaday Xabaalaha Xeedho halkaas oo loogu sameeyey Aas Qaran oo ay Ka soo qayb-galeen dadkii ugu badnaa ee sannadan la arkay inay ka qayb-qalaan Jinaasadda qof Geeriyooday.

blankblank

blank
COURTESY: Hadhwanaag

Jinaasadda Marxuumka waxa ka soo qayb-galay Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Masuuliyiinta Dawladda, Madax-dhaqameed, Abwaanno, Fannaaniin, aqoonyahan, ardayda Jaamacada, iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland oo qaarkood ka kala yimaadeen gobollada iyo degmooyinka dalka si ay uga qayb-qaataan aaska Marxuum Gaarriye.

blankblankDhammaan dadkii ka qayb-galay aaska Marxuumka oo Madaxweynaha Somaliland ka mid ahaa, ayaa marxuumka Eebbe uga baryey naxariistii Janno inuu ka waraabiyo, iyada oo ay dhammaantood ka muuqatay murugada Geerida Macalinkii Weynaa ee Gaarriye, in kasta oo la Ogyahay in Geeridu sugayso qof Kasta.

blankSOMALILANDPOST.NET/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories