HomeMadaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Iyo Waxyaabaha Uu...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Iyo Waxyaabaha Uu U Cuskaday Erigiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa xilkii uu Qaranka u hayey ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Yuusuf Ismaaciil Cali, kaasoo uu xilka-qaadistiisa ku sababeeyey wada-shaqaynta Guddiga Caddaaladda iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo adkaatay iyo cabashooyin ka taagan Garsoorka dalka.Gudd. Maxkamadda sare

Sida lagu sheegay War-Saxaafadeed Caawa kasoo baxayka soo baxay xarunta Madaxtooyada Somaliland.

Qoraalka War-Saxaafadeedkaas oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee Somalilandpost. Waxa uu u qornaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu Digreeto Madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/M/XERM/249-3197/042015 xilkii uu Qaranka u hayey kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, isaga oo Madaxweynuhu dib ka soo magacaabi doona Masuulkii buuxin lahaa Guddoomiyenimada.

 Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: – Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: – Qodobka 105aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay: – Warbixintii iyo talo soo jeedintii Guddiga Caddaaladda, taasoo tilmaamaysay in ay adagtahay wada-shaqaynta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Guddiga Caddaaladdu; Markuu Arkay:- Cabashooyinka is-daba-joogga ah ee dadweynuhu ka muujiyeen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Garsoorka Dalka;

Markuu Yaqiinsaday:-  In loo baahan-yahay isbeddel lagu sameeyo Garsoorka iyo Cadaaladda Dalka; Wuxuu Go’aansaday: In laga bilaabo taariikhda maanta uu xilkii Guddoomiyenimo ee Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ka qaado Mudane, Yuusuf Ismaaciil Cali.

 

ALLAA MAHAD LEH.”

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories