HomeMadaxweyne Siilaanyo oo muujiyey Dareenkiisa ku aaddan Dagaalka maanta isla markaana mar...

Madaxweyne Siilaanyo oo muujiyey Dareenkiisa ku aaddan Dagaalka maanta isla markaana mar kale gogol-nabadeed ugu Baaqay Beesha Buuhoodle

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 01 April, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inuu ka xun yahay dagaallo maanta ka dhacay laba aag oo ku yaala Koonfurta Laascaanood iyo Buuhoodle isla markaana mar kale baaq nabadeed u diray siyaasiyiinta iyo waxgaradka Beelaha Sool iyo Buuhoodle.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo hadal fariin warbaahinta u mariyay Duqayda, Waxgaradka, Garaadada Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta Dhalinyarada iyo Haweenka ku dhaqan deegaanada Gobolada Bari gaar ahaan Sool iyo Buuhoodle

Madaxweynuhu wuxuu sheegay inay jiraan dad Colaad hor leh dadka wada dhashay ee ku nool Somaliland waxaanu xusay in dagaalka wax ku xumaada mooyee aanay jirin wax ku hagaagayaa Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” waxa uu ku celiyay gogol nabadeed oo lagu soo afjaro wixii tabasho ah ee jira isla markaana wada hadal lagu dhameeyo wixii khilaaf ah ee jira Madaxweynuhu wuxuu  intaas ku daray inuu ku rajo weyn yahay in bulshada deegaankaasi ay garowsan doonaan gogosha nabada , waxaa kale oo Madaxweynuhu uga digay dadka fidmo wadayaasha ah ee hurinaya balaayada sidii looga digtoonaan lahaa.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories