HomeMadaxweyne Siilaanyo oo maanta Xadhigga ka jaraya Dugsiga Tabobarka Ciidanka ee Dararweyne...

Madaxweyne Siilaanyo oo maanta Xadhigga ka jaraya Dugsiga Tabobarka Ciidanka ee Dararweyne iyo Ujeeddada Socdaal uu ugu Kicitimayo Berbera

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Dr SiilaanyoHargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maalinta Berri ah xadhigga ka jaraya Dugsiga Tababarka Ciidanka Qaranka oo laga hirgeliyay deegaanka Dararweyne ee duleedka Hargeysa, halkaas oo sidoo kale munaasibad wan-qal ah loogu samayn doono derajooyinka dhowaan lagu taxay ciidamada kala duwan ee dalka.

Dugsigan oo lagu qaban doono xaflad aad u ballaadhan waxa ka soo qayb gali doona dhamaan Ciidamadda kala duwan ee dalka, waxana lagu maamuusi doonaa Dufcadii ugu horaysay ee iyaga oo derejooyin haysta tababar la siin doono.

Dugsigan oo in muddo ah dhisnaa waxa Somaliland ka caawisay dawladda Britain, taasoo ugu talo-gashay in ay ka dhigto Akadamiyad Ciidamada Somaliland ku qaataan Koorsooyinka kala duwan ee ay qaataan Ciidamo u abuurana qaab dawladnimo.

Munaasibadda furitaanka dugsiga ka dib, madaxweynuhu waxa uu socdaal ku gaadhi tegi doonaa magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, halkaas oo uu maalinta Berri ah xadhigga kaga jari doono waddooyin cusub iyo mashaariic horumarineed oo dawladda Hoose ka hirgelisay magaaladaas.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories