HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Kormeer ku maray Dhisme ka socda Waddamada isku xidha...

Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeer ku maray Dhisme ka socda Waddamada isku xidha Maroodijeex iyo Saaxil iyo Ujeeddada socdaal uu ku gaadhay Berbera (DAAW SAWIRRO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu socdaal shaqo ugu baxay Gobolka Saaxil gaar ahaa Magaalada Berbera isaga oo Madaxweynuhu sii kormeer ku sii maray Wadada Halbawlaha u ah Caasimada Hargeysa iyo Gobolka Saaxil oo hawlo shaqo oo dib u habayn loogu samaynaayo wadadaas.

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu ku hakaday Dooxa Dacarbudh oo laga wado dhisme loogu talo galay in Check Point ama bir lagu xakameeyo inta uu socdo dooxaasi dadweynaha socotada ah ee isaga gooshaya goboladaasi aanay uga gudbin iyaga oo naftooda halaagaya ama dhib u horseedaya, halkaas oo madaxweynuhu uu uga duceeyey Suldaankii dhawaan ku geeriyooday Daadkii ku qaaday dooxaasi iyo sidoo kale masuuliyiintii iyo shicibkii kala duwanaa ee ku naf waayey dooxan.

Madaxweynaha oo ku jira sodaalkiisa shaqo waxa uu soo dhawayn aad u qaali ah kala kulmay degmooyinka, iyo Tuulooyinka u dhaxeeya Berbera iyo hargeysa halkaas oo madaxweynaha ay si aad ugu soo baxeen bulsho weynta ku dhaqani.

Sodaalkaasi oo saacado qaatay madaxweynuhu waxa uu ku gaadhay Magaalada Berbera oo sida Sawirada ka muuqata madaxweynaha u soo dhawaysay Si aan hore uga dhicin Berbera iyaga oo madaxweynaha kaga horyimid jiifto ilaa iyo Guriga bartida ee berbera oo dad weynuhu ay meel walba u tubnaayeen iyaga  oo madaxweynaha ku soo dhaweeyey Baabuurta noocyadeeda kala duwan Kuwa raaxada, Xamuulka iyo Baabuurta yar yar ee loo yaqaan bajaajta oo sida ka muuqata muuqaalada Sawirada aan kala go’lahayn isku soo wada duubo waxa maanta magaalada berbera aan loo kala hadhin soo dhawaynta madaxweynaha iyo weftiga uu hogaaminaayo oo hada ku sugan Magaalada Berbera.

Madaxweynuhu muddada uu joogo Magaalada Berbera, waxa uu xadhigga ka jari doonaa waddooyin cusub iyo mashaariic horumarineed oo dawladda Hoose ka hirgelisay magaaladaas.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories