HomeMadaxweyne Siilaanyo oo isbeddel ku sameeyey qaar ka mid ah wasaaradaha oo...

Madaxweyne Siilaanyo oo isbeddel ku sameeyey qaar ka mid ah wasaaradaha oo uu ka hoos saaray Waaxyo maamul ahaan ka tirsanaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa isbeddel ku sameeyey qaar ka mid ah Wasaaradaha xukuumadda oo uu hoos geeyey wasaarado kale.

Sida lagu sheegay warsaaxafadeed Caawa ka soo baxay xafiiska afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul, madaxweynuhu waxa uu qaar ka mid ah wasaaradaha dalka ka hoos saaray waaxyo maamul ahaan hoos imanayey, kuwaas oo isbeddel ku samaynaya magacyadii awal loo yaqaanay wasaaradahaas.

blankWarsaxaafadeed oo dhammaystiran ayaa u dhignaa sidan:

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-1368/102012 oo uu soo saaray caawa uu ku cadeeyey saddex waaxood oo ka kala tirsanaa saddex wasaaradood, haatana laga bedelay oo wasaarado kale la hoos geeyey.

Madaxweynuhu:-

Markuu arkay;  Qodobka 90aad fagradiisa 3aad, xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,

Markuu arkay;  In baahi weyn loo qabo dardargelinta,  maamulka iyo hawlaha horumarineed ee Hay’addaha iyo Wasaaraddaha Dalka,

Markuu tixgeliyey;        Talooyinkii Mas’uuliyiinta kala duwan,

Wuxuu soo saaray Xeerkan

1.         Hay’adda sama-falka Madaxtooyadda waxaa la-hoosgeeyey Wasaaradda Dib-u-dejinta.

2.      Waaxda Dalxiiska oo hore uga tirsanayd Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, waxaa la-hoosgeeyey Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo iminka wixii ka dambeeya loogu yeedhayo Wasaaradda   Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska.

3.      Waaxda Dhaqanka oo hore uga tirsanayd Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha , waxaa la-hoosgeeyey Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyi Gelinta oo iminka wixii ka dambeeya loogu yeedhi doono Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo  Wacyigelinta”

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories