HomeMadaxweyne Muuse Biixi oo loogu baaqay inuu Ku Dhiirrado Dhismaha Ciidanka Cirka

Madaxweyne Muuse Biixi oo loogu baaqay inuu Ku Dhiirrado Dhismaha Ciidanka Cirka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa loogu baaqay inay ka hawl-gasho sidii ay u hirgelin lahayd isla markaana u dhisi lahayd Ciidanka Difaaca Cirka ee dalka.

blankCabdilaahi Axmed Maxamed (Dahab) oo ka mid ah hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI oo warbaahinta kula hadlay magaalada maanta, ayaa soo jeediyey inay Xukuumaddu aasaasto Ciidanka Difaaca Cirka si la mid ah Ciidammada Dhulka iyo kuwa Badda.

Cabdillaahi Dahab waxa uu sheegay in la gaadhay xilligii ay Somaliland yeelan lahayd Ciidan difaaca Hawada dalka maadaama ay jiraan waddamo Soomaaliya ka mid tahay oo inta badan sheegta maamulka hawada ee Somaliland

“Waxaan u arkaa in la gaadhay xilligiii aynu yeelan lahayn ee ay Xukuumaddu ku dhiiran lahayd dhismaha Ciidanka Cirka,” Sidaas ayuu yidhi Siyaasi Cabdillaahi Dahab, waxaanu madaxweynaha ugu baaqay inuu ku dhiirrado hirgelinta qorshahan.isagoo hadalkan ku adkeeyey Madaxweynuhu in uu ku dhiirrado arrintaasi.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories