HomeMadaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ganacsato ka socda...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ganacsato ka socda Dalka Shiinaha iyo Ujeeddada socdaalkooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ganacsato ka socotay Dalka Shiinaha kuwaas oo danaynaya maal-geshi ay ku samaystaan Somaliland.

099A4935Ganacsatadan oo ka socotay shirkad balaadhan oo lagu magacaabo Richway Greenergy oo ka shaqaysa dhalinta korontada iyo biyaha ayaa sheegay inay danaynayaan inay maalgashadaan Somaliland, iyaga oo Madaxweyne ku xigeenkana ka hadlay daraasado ku aadan maalgashigaasi oo ay wadaan.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada warshadaha Somaliland Mudane Yuusuf Cismaan Garas oo Madaxweyne ku xigeenka kulankaasi ku wehelinayey ayaa ka hadlay muhiima shirkaasi waxaanu yidhi, “Maanta waxa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu la kulmay wefti aanu keenay oo ka socday China gaar ahaan shirkadaha dalkaasi ee gaarka loo leeyahay shirkadaas oo la yidhaahdo Richway Greenergy waa shirkad dunida maal gashi fiican ku samaysay dalal fara badan oo dunida ah ayay mashaariic ku leeyihiin, waftiga waxa hogaaminaayay guddomiyaha shirkadaasi Oliver Liu waa shirkado isu tagay oo haysta maalgalin gaadhaysa 50 Malyuun oo dollar,  hadii ay ku qancaan daraasada ay ka wadaan Somaliland oo laba meelood ah biyaha iyo laydhka, waxay aad u danaynayaan inay laydh ka dhaliyaan khashinka iyo in ay biyaha laydh ka dhaliyaan taas oo ay bilaabeenba, dhuxul dhagaxda ayay iyadana darasad ka wadaan.

099A4930Madaxwayne ku-xigeenka waxa ay waftigani kala hadleen sidii ay maalgashigoodu damaanad u heli lahaa, madaxwayne ku-xigeenkuna waxa uu sheegay in dalka ay joogaan shirkado caalami ah oo ay DP WORLD iyo Coca-Cola ka mid yihiin maal-gashigooduna uu damaanad heli doonto.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories