HomeMadaxweyne Hanti-Dhawr Haloo Diro Lacag Baanka Dhexe ka Lunsaday Muwaadiniin - W/Q:...

Madaxweyne Hanti-Dhawr Haloo Diro Lacag Baanka Dhexe ka Lunsaday Muwaadiniin – W/Q: Mawliid Aadan Cumar

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

MAWLIIDMadaxweynaha Qaranka Mudane Axmed Maxamed Maxamuud -Silaanyo Waxaan lee yahay Adigaa Ka Masuul ah oo ku dhaartay Ilaalinta hantida Shacabka, Sidaasi awgeed Waxaan Madaxweyne Adiga Iyo Shacabkaba u soo bandhigayaa Faldanbiyeedkii ugu xumaa abid oo ka dhacay Baanka Dhaxe ee Somaliland gaar ahaan Laanta Xarunta oo ah Xaruntii Kaydka guud ee Qaranka iyo shacabka haysay, Sidaas awgeed Mudane Madaxweyne Faldanbiyeedkani waxa weeye danbi uu ogyahay Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe C/Laahi Xassan Aadan Waxaanu kamid yahay kiisaskii uu ololaha kursiga ku raadinaayay Wakhtigii aad ku jirtay Dhismaha xukuumada cusub Ka dib doorashadii madaxtooyada.

Hadaba Madaxweyne Saddexda Masuul ee Wakhtigan xilka baanka dhexe  haya oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Guud waxay miciin iyo masuuliyad bideen raga ku saxeexan Ducmentigan cadaynaya lacagta muwaadiniinta lagu dhacay ee laanta xarunta Number keduna yahay F/C-199,kuna Taariikhaysan 11/02/2004 Lacagta ay xambaarsan tahay na tahay  SL-SH/448,154,819.

{Afar boqol sideed milyan boqol konton afar kun sideed boqol toban iyo Sagaal}.

Hada Mudane Madaxweyne Anigoo wakhtigaa goobjoog u ahaafaldanbiyeedkan kana mid ahaa shaqaalaha Baanka gaar ahaan laanta xarunta, waxaan u hawl galay inaan kiiskan gaadhsiiyo Madaxwenihii Wakhtigaas joogay Mudane Daahir Riyaale Kaahin, Nasiib wanaag si fudu ayaan ula kulmay waxaanu ii sheegay inuu degdegah wax uga qabanaayo, Intaasi  ka dib markii ay madaxdii baanku ogaaden inaan madaxweyne riyaale u gudbiyay faldanbiyeedkan foosha xun, Wax baadhis ah iyo wax dareen ah oo ka danbeeyay ma dhicin, Waxay noqotay in madaxdii wakhtigaasi aniga iga fogeeyan kawaanka ay hantida umada ku gawracayaan, Waxaana lay bedelay Laanta Dumbuluq Taas oo layga dhigay Xisaabiyaha Laanta Dumbuluq.

Hadaba Mudane Madaxweyne Waxaan kuu soo jeedinayaa inaad faldanbiyeedkan u magacawo Gudi Bankers ah oo Baadhis ku sameysa Hadii ALLE yidhaa.

Sidaasi Awgeed Dukumantigan oo uu ku cad yahay saxeexyada iyo cadadka lacagta Baanku ku shubtay dheefta baanka, Waxaan kugu adkaynayaa Madaxweyne inaad Shacabkii la dhacay u hiiliso  WA BILLAAHI TAWFIIQ.

Mawliid Aadan Cumar

Lasoco Ducumentiga iyo liiska Muwaadiniinta la dhacay

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories