HomeMadaxweynaha Yemen oo Dib ugu soo Laabtay Dalkiisa.

Madaxweynaha Yemen oo Dib ugu soo Laabtay Dalkiisa.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Madaxweynaha Yemen Cabdul Rabu Mansuur Haaddi, ayaa dib ugu soo laabtay dalka Yemen, kadib muddo lix bilood ah oo uu dalka ka maqnaa, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsani.

Haaddi, ayaa ka degay magaalada Cadan, isagoo ka soo duulay dalka Sacuudiga  oo uu ku noolaa lixdii bilood ee ugu dambeysay, kadib markii maleeshiyaadka Xuutiyiinta ay ku dhawaadeen inay qabsadaan magaalada Caden oo gabbaad u aheyd madaxweynaha.

Sidoo kale, toddobaadkii hore, xubnaha golaha dawladda Yemen, ayaa dib iyaguna ugu soo laabtay Yemen, kuwaas oo ka baxsaday maleshiyaadka Xuutiyiinta oo isku dayay inay ridaan dowladda. Xubnahan ayaa waxay ku noolaayeen dalka Sacuudiga, oo dagaal kula jira maleeshiyaadkaasi.

Hadda, ayay golahani ku shaqeyn doonaan magaalada Cadan, iyagoo shaqada ugu horeysana ay tahay sidii waddanka ay u xasilin lahaayeen.

Dhanka kale, xulafada dayaaradaha dagaalka ee Sacuudiga uu hoggaaminaayo, ayaa weerar ku qaaday goob deegaan ah oo caasimadda Yemen ah, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan labaatan ruux, sida ay sheegen saraakiil caafimaadka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories