HomeMadaxweynaha Taiwan oo Qaabishay Dr Edna Aadan Ismail oo mar kale ku...

Madaxweynaha Taiwan oo Qaabishay Dr Edna Aadan Ismail oo mar kale ku guulaysatay Abaalmarin Caalami ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Taipei (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Taiwan Tsai Ing-Wen ayaa Xafiiskeeda ku qaabishay Dr. Edna Aadan Ismaaciil oo ka mid ah ku guulaystayaasha Abaal-marinta Caalamiga ah ee Fervent Global Love of Lives Awards oo uu bixiyo Ururka Chou Ta-Kuan Cultural and Education Foundation.

Abaal-marinta oo ah tii 26-aad ee la bixiyo, waxa sannadkii 1997-kii aasaasay waalidiintii dhalay iyo saaxiibadii gaarka ahaa ee Chou Ta-Kuan oo ahaa Abwaan u dhashay dalka Taiwan oo u geeriyooday Cudurka Kansarka.

Madaxweynaha Taiwan ayaa aqalka madaxtooyada kulan kula yeelatay Shaqsiyaad isaga kala yimi caalamka oo sannadkan ku guulaystay abaalmarintan, kuwaas oo loo xushay saamaynta ay ku yeesheen waxqabadyada dhinaca adeegyada caafimaadka ee bulshadooda.

War kooban oo qoraal ah oo kulankaas laga soo saaray ayaa lagu sheegay in daryeelka caafimaadku uu ka gudbay xudduudaha caalamiga ah isla markaana uu si wada jir ah u bedeli doono masiirka kuwa sida wanaagsan wax u wada.

Waxaa kale oo kulanka ka qayb galay Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Taiwan Ambassador Maxamed Xaaji.

blank

blank

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories