HomeMadaxweynaha Soomaalia Oo Ka Hadlay Weerarkii Maanta Lagu Soo Qaaday Villa Somalia

Madaxweynaha Soomaalia Oo Ka Hadlay Weerarkii Maanta Lagu Soo Qaaday Villa Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLPOST)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howsha qaranka ay sii soconeyso, islamarkaana aysan qal qal gelin doonin falalka ay shacabku ku dhibaateynayaan kooxaha argagixisada.

HassanSheekh

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada Qaranka ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu uu ugu horeyn tacsi u diray ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed dadkii ku nafwaayay, isagoo kuwa ku dhaawacmay Alle uga baryay in uu bogsiiyo.

Madaxweynaha oo cambaareeyay falka fuleynimada ah ee lagu dhibaateeyay shacabka Soomaaliyeed ayaa hay’adaha amniga ku dhiiri geliyay inay sii labo jibaaraan howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, si looga hortaggo dhibaatada ay shacabka ku hayaan cadowga Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa ka digay in kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ay helaan fursado ay bulshada ku dhibaateyn karaan, isagoo shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan hay’adaha amniga si loo soo afjaro, dhibaatada ay kooxda argagixisada Al-Shabaab ay ku hayaan bulshada Soomaaliyeed.

War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in dowladda Soomaaliya ay waddo dadaallo dib uga soo kabasho ah muddada labaatankii sano ee dalka dib u dhaca ku yimid, islamarkaana dadaallada dowladdu aysan saameyn ku yeelan doonin weerarada naf lacaariga ah ee ay shabaabku ku gumaadayaan shacabka Soomaaliyeed.

“Ololaha Militeri ee ay wadaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka dhanka ah Al-Shabaab waxa uu yahay mid la sii labo jibaarayo si dalka oo dhan looga cirib tiro caddowga umadda Soomaaliyeed” ayaa lagu yidhi War-saxaafadeedka.

Somalilandpost.Net

Hargeysa/Offce

Edit@somalilandpost.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories