HomeMadaxweynaha Somaliland Oo Xiisadda Laascaanood Kala Tashaday Madaxda Ururrada Siyaasadda

Madaxweynaha Somaliland Oo Xiisadda Laascaanood Kala Tashaday Madaxda Ururrada Siyaasadda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulan ujeedadiisu ahayd xog-waran iyo xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrinta laascaanood la yeeshay tobanka urur siyaasadeed ee u soo baxay tartanka xisbiyada Qaranka Somaliland.

Ugu horayn Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa warbixin dheer ka bixiyey mar xaladihii kala duwanaa ee ay soo martay xaaladda laascaanood.

Dhinaca Tobanka Urur Siyaasadeed oo kala ah Urur siyaasadeedka Horsed, Urur siyaasadeedka Kaah, Urur siyaasadeedka Ogaal, Urur siyaasadeedka Rejo, Urur siyaasadeedka Talo-wadaag, Urur siyaasadeedka Mideeye, Urur siyaasadeedka Waaberi, Urur siyaasadeedka Barwaaqo, Urur siyaasadeedka Hillaac iyo Urur Siyaaasadeedka Shacabka ayaa madaxweynaha Qaranka Somaliland, uga mahadceliyey, sida degdega ah ee uu uga aqbalay codsigoodii ahaa inay la kulmaan, iyagoo u soo jeediyeen xukuumadda uu madaxweynuhu gadhwadeenka ka yahay tallooyin ku saabsan xal u helidda arrimaha ka taagan Laascaanood.

Waxa kale oo ay xuseen inay difaaca dalka ku barbar taagan yihiin dawladda, isla markaana tallaabo kasta oo xal nabadeed loogu raadinayo si loo soo afjaro dagaalka laascaanood oo ay kala qayb-qaadanayaan Xukuumadda.

Ugu danbayntii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu uga mahadceliyey madaxda Ururada Siyaasadda dareenkooda muwaadinimo ee ay u muujiyeen dalkooda iyo dadkooda, isla markaana waxa uu soo dhaweeyey Madaxweynuhu tallooyinka lagu xoojinayo arrimaha xal u helida Laascaanood.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories