HomeMadaxweynaha Somaliland oo Khudbad Taariikhi ah ka jeedinaya Heritage Foundation

Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad Taariikhi ah ka jeedinaya Heritage Foundation

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka, ayaa maanta khudbad taariikhi ah ka jeedin doona fagaare uu martigeliyey Mu’asasadda Heritage oo ah  xarun lagu jaan-gooyo siyaasadda iyo xidhiidhka dibadda ee dowladda Maraykanka.

blankKhudbadda uu madaxweynaha Somaliland ka jeedinayo Heritage Foundation oo Bilaabmaysa 6:00 galabnimo ee sacaadda Bariga Afrika, kuna beegan 11:00 subaxnimo ee wakhtiga Washington DC, ayaa socon doonta muddo 45 Daqiiqo ah, waxa marti-qeliyey isla daadihinaya Kevin Roberts oo ah madaxweynaha Heritage Foundation, iyadoo uu kala qayb-qaadanayo Joshua Meservey oo ah khabiir falan-qeeya siyaasadda Afrika iyo Bariga Dhexe.

Mowduuca ay xambaarsan tahay khudbadda madaxweyne Muuse Biixi ee Hertitage Foundation, waxa uu diiradda ku saari doonaa fursadaha muhiimka ah ee ku lammaan Sii-xoojinta Xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Maraykanka.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo hoggaaminaya wefti miisaan leh, ayaa shalay gelinkii dambe saacadda Bariga Afrika ka degay gegida diyaaradaha ee Dulles International Airport ee magaalada Washington DC, caasimadda Dalka Maraykanka.

Safarka Shaqo ee madaxweyne Biixi ku joogo Maraykanka oo qaadanaya ilaa 19-ka bishan March, ayaa ka dambeeyey kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda Maraykanka, waxaanu kulamo la qaadan doonaa waaxda difaaca Maraykanka ee Pentagon oo uu ugu horreeyo Wasiirka Difaaca Lloyd James Austin.

Halkan kala Soco khudbadda madaxweyne Muuse Biixi oo bilaabmi doonta wakhti kooban kaddib

The Great Promise of Closer U.S.-Somaliland Ties: An Address by H.E. Muse Bihi Abdi

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories