HomeMadaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Sannad-guurada 8aad ee Xuska Qoomiyadaha Ethiopia, Maantana...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Sannad-guurada 8aad ee Xuska Qoomiyadaha Ethiopia, Maantana Dalka ku soo Laabtay (SAWIRRO

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Jigjiga (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo, ayaa saaka waxa ay ka qaybgaleen sidii ujeedada socdaalkuba ahaa inay kala qayb-qaataan xuska sanad guurada 8aad ee Qoomiyadaha iyo shucuubta Reer Ethiopia oo lagu qabtay Dawlad Deegaanka Soomaalida ee jigjiga.

IMG_0202Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisu ay la qaateen sanad guurada qoomiyaha iyo shucuubta reer Ethiopia xuska sanad guuradooda 8aad, isaga oo madaxweynuhu ku hambalyey Raisal wasaaraha Ethiopia, Hayla Maryam Desalen iyo guud ahaan shucuubta reer Ethiopia ee aynu walaalaha nahay sanad guurada qiimaha badan u leh 85 qoomiyadood ee ku dhaqan dalkaasi, markii ay kulmeen madaxweynaha iyo raisal wasaaraha ka dib.

IMG_0026Waxa xusid mudan oo aan la hilmaami Karin in shacbiga Somaliland ee ku dhaqan jigjiga iyo Ethiopia ay ka mid ahaayeen dadkii sida qiimaha badan loogu soo dhaweeyey laguna sharfay inay si ka duwan ka soo qaybgalyaasha kale ay calankooda ula soo bixi karaan ugana muujiyaan fagaaraha weyn ee maanta la isku arkay.

IMG_0340Intaasi ka dib Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminaayey oo u soo ambabaxay dalka ayaa waxa si diiran loogu soo dhaweeyey laguna Xadka labada dal ay wadaagaan gaar ahaan Wajaale oo ay weftigu uga soo gudbeen dhinaca Somaliland weftigii soo gelbinaayey ilaa jigjiga ee wasiirada ahaana ay kaga noqdeen halkaasi.

IMG_0375Ugu danbayntii weftiga madaxweynaha Somaliland waxa si aad u qiimo badan loogu soo dhaweeyey Tuulooyinka, Degmooyin iyo Magaalada Gabiley oo  weftiga Madaxweynuhu ay soo mareen intii ay ku guda jireen socdaalkooda.

IMG_0025 IMG_0524 IMG_0516 IMG_0509 IMG_0506 IMG_0500 IMG_0489 IMG_0479 IMG_0426 IMG_0410 IMG_0398 IMG_0393 IMG_0380 IMG_0375 IMG_0370 IMG_0348 IMG_0341 IMG_0317 IMG_0308 IMG_0248 IMG_0145 IMG_0038

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories