HomeMadaxweynaha Somaliland oo furay Shirweyne Xal loogu Raadinayo Tahriibta iyo Shaqo la’aanta...

Madaxweynaha Somaliland oo furay Shirweyne Xal loogu Raadinayo Tahriibta iyo Shaqo la’aanta Dhalinyarada

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta furay Shirweyne Qaran oo lagaga hadlayo Shaqo abuurka dhalinyarada Somaliland kaas oo Muddo laba Cisho ah ka socon doona Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa isla markaana ay ku Lamaanayd Carwo ku saabsan Shaqo abuurka.

Shirkan oo ay si wada-jir ah u soo qaban-qaabiyey Wasaaradaha Arrimaha Bulshada iyo Qorshaynta Qaranka, waxa uu Madaxweynuhu uga mahadnaqay Labada Wasaaradood qaban qaabada Shirweynahan qaran, waxaanu tilmaamay in Xukuumaddiisa ay ka go’an tahay sidii dhalinyarada loogu abuuri lahaa fursado Shaqo oo ay kaga badbaadaan Tahriibta iyo Wixii la mid ah ee Nafahooda Khatar Gelinaya. “Dalkeena inaynu kala dagaalano dhalinyarada tahriibaysa ee badaha isku tuuraysa ee dal aan loo baahnayn qabanaysa iyadoo uu dalkoodu u baahan yahay waxaa waajib inagu ah dawlad ahaan inaynu wax u qabano oo fursadihii loo abuuri lahaa dhalin yarada si ay shaqo u helaan oo ay dad kooda wax ugu kordhiyaan iyaguna shaqo anfacda uga heli lahaayeen laga wada shaqayn lahaa, anaguna waxaanu balan qaadayna wixii xagayaga ah inaanu si buuxda u fulino oo aanu uga soo baxno,”ayuu yidi Madaxweynaha Somaliland.

XADHIG-KA-JARIDWasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo hadal kooban halkaasi ka jeediyay ayaa ka waramay Muhiimada uu Shirweynaha qaran ugu fadhiyo dhallinyarada Somaliland, isaga oo sheegay in Shirweynahan ay ka rajaynayaan inuu ka soo baxo fikrad wax lagaga qabto tahriibta isla markaana wax ka tarta Shaqo abuurka.

Dhanka kale, waxa u madaxweyne Siilaanyo maanta Xadhigga ka jaray Xafiiska Shaqodoonka Dhalinyarada oo ay wasaaradda Qarshaynta Qaranku ay soo abaabushay kaasi oo laga Furay Wasaarada Caafimaadka Gudeheeda halkaas oo madaxweynuhu uu soo kormeeray Guud ahaan Shaqaalaha iyo ay u qabanayaan Bulshada iyo Dhalinyaradaba.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories