HomeMadaxweynaha Somaliland Oo Bixiyey Gabadh Madaxweynaha Jabuuti Dhalay Oo Loo Geed-fadhiistay

Madaxweynaha Somaliland Oo Bixiyey Gabadh Madaxweynaha Jabuuti Dhalay Oo Loo Geed-fadhiistay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jabuuti (SLpost) – Caasimadda Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti waxa maanta ka dhacday Xaflad dhaqan oo kulmisay Madaxda Dalalka Gobolka Geeska Afrika iyo hal-door kale oo lagu Marti-qaaday.

Xafladdan dhaqan ayaa ahayd mid la iskugu Meheriyey Gabadh Magaceedu yahay Heybado oo uu dhalay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Saadiq Joon oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya.

Xafladda dhaqan oo ahayd mid kulmisay Siyaasiyiin kala matalayey Dalal iyo Dawlado kala aragti duwan isla-markaana qaarkood siyaasiyan isku hayaan, ayaa ku bilaabantay khudbado ku qotoma Taariikhda Soomaalida iyo siday Soomaalida Gobolka Geeska Afrika isku dhaqanka u yihiin iyo ahmiyadda Guurku u leeyahay nabadda iyo is-dhexgalka Bulshada, ayaa lagu bixiyey Heybado Ismaaciil Cumar Geelle oo la siiyey Xildhibaan Saadiq Joon oo reer Soomaaliya Ah.

Marwo Heybado Ismacil ayaa waxa bixiyey Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka Wakiil ahaa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo guud ahaan Qoyska reer Cumar Geelle.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories