HomeMadaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Imaaraatka...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Imaaraatka Carabta

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa u kicitimay maanta Imaaraadka carabta oo ay weftigu ka heleen martiqaad rasmi ah.

Safarkan madaxweyanaha oo qaadan doona dhawr maalmood waxa uu madaxweynuhu saxaafada xog ka siiyey ujeedada socdaalka isaga oo madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan inta ay ku sugan yihiin Imaaraadka sidii labada dal ay u sii xoojin lahaayeen xidhiidhka labada dal iyo wada shaqayntii walaaltinimo ee horeba ay u wada lahayeen.

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan mashaariic dhawra oo dani ugu jirto dalka iyo shacbiga Somalilandba.

Xubnaha madaxweynaha ku wehlinaayey Safarkiisa shaqo waxa ka mid ahaa

  1. Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde
  2. Wasiirka W/Warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka JSL, Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse
  3. Wasiirka Madaxtooyada JSL, Xirsi Cali Xaaji Xasan
  4. Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Cali Axmed Cali
  5. Wasiirka W/Arrimaha Gudaha JSL, Cali Maxamed Warancade
  6. Wasiirka W/Biyaha, Baashe Cali Jaamac
  7. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Xasan Daahir Dhinbiil
  8. Xoghaynta gaarka ah ee Marwada Madaxweynaha JSL, Sabaax Cali Diiriye

Somalilandpost.net

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories