HomeMadaxweynaha Somalia oo Weji-gabax Kala Kulmay Shirka Midowga Afrika ee Addis Ababa

Madaxweynaha Somalia oo Weji-gabax Kala Kulmay Shirka Midowga Afrika ee Addis Ababa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa weji gabax kala kulmay ka-qayb-galka Shirka Midowga Afrika oo maanta ka furmay Magaalada Addis Ababa.

Weftiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga horjoogsaday gelitaanka xarunta Shirka kaddib markii ilaalada Xasan Sheekh Maxamuud isku dayeen inay hubkooda la galaan hoolka shirku ka socday.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii dambe gudaha hoolka shirka u raacay weftiga madaxweynaha Jabuuti, halka xubnihii kale ee weftiga Soomaaliya loo diiday inay gudaha u galaan.

Sida ay qortay warbaahinta dalka Ethiopia, Xukuumadda Addis Ababa ayaa arrintan ku sababaysay kaddib markii madaxweynaha Soomaaliya ku gacan saydhay inay ammaankiisa ilaaliyaan ilaalo gaar ah oo Itoobiya ugu tala-gashay amniga madaxda ka qayb-galaysa shirka.

“Maadaama aanu nahay Dalka martida loo yahay, dowladda Itoobiya waxay masuul ka tahay amniga madaxda dowladaha inta ay dalka ku sugan yihiin,” sidaa waxa yidhi Afhayeen u hadlay Xafiiska ra’iisal-wasaaraha Ethiopia.

Weftiga madaxweynaha Soomaaliya ee laga horjoogsaday ka-qayb-galka shirka, ayaa gelinkii dambe ee maanta ka soo ambabaxay Magaalada Addis Ababa iyagoo soo raacay diyaarad gaar loo leeyahay, taas oo abbaaro 6:25 daqiiqo fadhiisatay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay inay dowlad ahaan cambaareynayaan dhacdadan, waxaanay Ururka Midowga Afrika ka dalbadeen baadhitaan qoto-dheer oo lagu sameeyo dhacdadan.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories