HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Socdaal ku maray gobolka Hawd, taallona ka dhagax dhigay...

Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaal ku maray gobolka Hawd, taallona ka dhagax dhigay Balli-gubadle

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)-  Madaxweynaha JSL ayaa safar kedis ah ugu ambo baxay  magaalada Balli-gubdle ee gobolka Hawd oo ahayd xaruntii Ururkii Xaq u-dirirka ahaa ee SNM.

Safarka Madaxweynaha ee Balli-gubadle, waxa ku wehelinayey xubno ka tirsan golaha Wasiirrada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Madaxtooyada Wasiiradda Madaxtooyadda, Arrimaha Guddaha, Cadaaladda, Taliyaha Ciidamada Booliska, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Mayorka Caasimada, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), Xildhibaan Aadan Muxumed (Hoori), Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed iyo waliba xubno kale.

Madaxweynuhu waxa uu dhagax dhigay taallo cusub oo loo talo galay in lagu xusuusto mujaahidiintii SNM ee halka u soo galay dalka iyo weliba xaruntii Ururka ee Balli-gubadle

Madaxweynaha oo hadal kooban kajeediyey goobtas lagu dhagax-dhigayey taaladda xuska Mujaahidiinta SNM, ayaa waxa uu sheegay in uu xarunta Magaaladda Baligubadle ay tahay magaalo lagu ku suntan taariikh halgameedka Somaliland.

Madaxweyne Siilaanyo waxa uu balan qaaday in uu fulin doono balanqaadyadii tiradda badnaa ee uu gobollkaasi ugu balan qaaday wakhtigii uu ku jiray ololaha doorashadda madaxtooyadda.in

Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu intaasi ku daray in xukuumaddiisa oo jirtay muddo kooabani ay dalka ka hirgelisay waxyaabo badan isla markaana waxa uu u soo jeediyay dadka deegaanka  in ay guntiga dhiisha iska dhigaan sidii ay dhinacooda wax uga qaban lahaayeen baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaankooda.

Dhinaca kale Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu guntiga dhiisha iskaga dhigayo sidii uu dalkiisa iyo dadkiisaba wax ugu qaban lahaa.

Ka dib markii ay Booqashadda madaxweyneha Somaliland ku tagay Magaalo Madaxda Gobolka Hawd uu dhamaystay waxa uu u ambo baxay dhanka magaalada Sallaxley ee isla gobolka Hawd.

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories