HomeMadaxweynaha Maraykanka iyo Xaaskiisa oo laga helay Cudurka Covid-19

Madaxweynaha Maraykanka iyo Xaaskiisa oo laga helay Cudurka Covid-19

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa shaaciyey in isaga iyo Xaaskiisa Melania Trump laga helay Fayraska Corona, wixii immika ka dambeeyana ay iskarantiilayaan.

Mr Trump oo 74-jir ah ayaa ka mid ah dadka uu cudurkani halista wayn ku keeni karo maadaama difaaca jidhkiisu daciifay, ayaa warkan ah inuu xanuunku haleelay ku shaaciyay bartiisa Twitterka.

Arrintan ayaa imanaysa kaddib markii mid ka mid ah la-taliyaashiisa aadka ugu dhaw Madaxweynaha oo lagu magacaabo Hope Hicks laga helay cudurka Covid-19.

Hope Hicks oo 31-jir ah, ayaa ahayd qofkii ugu dhawaa Mr Trump ee ilaa hadda cudurka laga helo. Haweenaydan ayaa madaxweynaha kula safartay diyaaradda Air Force One markii uu ka qeybgalayay dooddii taleefishinka ee horraantii todobaadkan lagu qabtay Ohio.

Dhakhtarka gaarka ah ee madaxweyne Trump ayaa shaaciyay bayaan uu ku sheegayo in madaxweynaha iyo marwada koobaad ay xilligan xaaladdoodu wanaagsan tahay oo ay qorshaynayaan in gurigooda Aqalka Cad ku sugnaadaan muddada ka-soo kabashada ee loo baahanyahay.

Waxa uu bartiisa twitterka soo dhigay qoraal u dhignaa sidan:- “Hope Hicks oo howl adag haysay oo weliba aan fasax badan qaadan, ayaa laga helay Covid-19. Waa wax aad looga xumaado!” ayuu yidhi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories