HomeMadaxwaynaha Somaliaya Ayaa Cambaareeyay Qarixii Kadhacay Garoonka Diyaadaha Ee Magaalada Istanbul

Madaxwaynaha Somaliaya Ayaa Cambaareeyay Qarixii Kadhacay Garoonka Diyaadaha Ee Magaalada Istanbul

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

images
Madaxwaynaha soomaaliya mudane Xasan SHeekh Maxamuud ayaa sheegay in ay muujinayso taagdarada  kooxaha argagixisada oo ay beegsanayaan dadka aan waxba galabsan.

Mudane xasan sheekh maxamuud waxa uu wadanka turkiga ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxii ismiidaamintaahaa ee ka dhacay garoonka diyaadaha ee magaalada istanbul habiinkii xalay ahaa  isagoo sheegay in uu la dareen sanyahay dibaatada ay gaysanayaan kooxaha argagixisada ahi.

Madaxwaynaha soomaliya ayaa sheegay in kooxaha argagixisada ahi ayihiin kuwo taagdareeyay  sidoo kale ay yihiin kooxaha isqarxiyaa kuwo quuska taagan dagaalo toosa oo ay galaan isla markaana ay
bartilmaameedsadaan dadka shacabka ah taasina ay daliil u tahay sida aanay u ixtiraamay xuquuqda aadamaha.

Isagoo sheegay inkooxaha argagixisada ahi yihiin kuwo u midoobay dhibaataynta bulshooyinka caalamka
taasna laga hortagi karo dagaal caalamku umidaysanyahay oo lagu qaado kooxaha argagixisada ah.

Madaxwayne xasan ayaa sheegay in dawlada somliya ay xooga saartay la dagaalanka kooxaha argagixisada ah sidoo kalena waxa uu intaasraaciyay in dhibaatada kooxani ay tahay midcaalanka oo dhan saamayn doonta oo aanay ku koobnayn turkiga iyo somaliya.

Madaxwayne xasan sheekh waxa uu ugu dambayntii sheegay in uu aad uga xunyahay dhibaatada uu gaystay qaraxii turkiga ka dhacay isagoo sheegay in turkigu uu yahay sxb dhow oo ay leedaha dawlada soomaaliya aadna ay uga wada shaqeeyaan dhinacyo badan oo
ayka midtahay xaga amniga iyo kaalmooyin farabadan oo ay turkigu siiyaan somaliya. images1 index

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories