HomeMadaxda Cay Aad Caan Noqotid Eh! – W/Q: Maxamed Ibraahim

Madaxda Cay Aad Caan Noqotid Eh! – W/Q: Maxamed Ibraahim

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Waxaa baryahan danbe soo badanayay  maqaalo  kala duwan oo lagu soo saaro  warbaahinta wadanka  qaarkood, kuwaas oo ku can baxay in lagu dhaleeceeyo ama lagu ceebeysto madaxda qaranka. Hadaba waxaa  is waydiin mudan dadkan qoraya maqaalada noocan ah ee aflagaadada cayda iyo ceebaynta iskugu jira maxay ka faa idayaan? Ma toosin bay ka tahay? Maka cadaawadbaa? Mise waaba ka garaad iyo ilbaxnimo?  Waxayba se u egtahay madaxda cay aad can noqotid ehbal adba!

Qofka binu aadamka ah waa la toosiyaa hadii uu qaldamo ,  oo waxaa qaldamay  aabaheen AADAM C.S  markuu iblays ugu dhaartay geedkii alllaah S.W udiiday. Markaas qofku wuu qaldami karaa oo ibnu aadam baynu u nahay , balse  qofna wuu is xasuustaa oo qaladkiisuu saxaa qofna qofkale ayuu ALLAH S.W  sabab uga dhigaa. Sidaa daraadeed hadii aad ruux walaalkaa ah dhaliilku aragto waxaa lagu saxaa sida ugu wanaagsan, ugu asturan , ugu ixtiraamka badan, ee uu isna kaaga qaadankaro adna wax ugu sheegi karto. Hadii se aad shirdhexdii wax ugu sheeg istidhaahdo  waxsheegaagaa waxba u ma arkayo wax aan aflagaado ahaynna uma qaadanayo. Waxaana lagayaabaa inaad kala kulanto waxii kuu muuqday wax ka duwan. Hadaba waxaa taa ka siidaran in aad iska dhaleecayso qof aan wax khalad ah galin wana  danbi  adana lagu waydiin qiyaamaha  marka aad  ruux ku sheegto waxaanu ahayn   adaana lagu sulaali  maalin aad maant ka taagdarantahay  , waxaa xusid mudan  in warbaahintu tahay seef labaga galleh , oo xumaan iyo samaanba loo adeegsan karo . ha isku dayin in aad u cistimaasho  xaga xun  wayo ?   way kaa qabsanaysaa waxaana lagayaabaa inay noloshaada danbe saamayso , xaga rabi baana wax laga xukumaaye dadka iyo dalkana lagaa karho. Hadiise badalkeeda aad u isticmaasho xaga wanaagsan  waxaa hubaal ah inaad noqonayso qofwanaagsan oo dadku jecelyihiin dalkana qiimo wayn ugu fadhiya .waxaanan runtii qalinka uqaatay , oo igu kalifay inaan maqaalkan qoro , dhalinyaro walaaleheen ah oo warbaahinta u isticmaala inay madaxda qaranka ceebaystaan ama ku aflagaadeeyaan  masuuliyiinta qaranka horaa loo yidhi “afxumo nabadna waykaa ka xaysaa colaadna waxba kaagama tarto”  waxaanan leeyahay dhalinyarta ka waantooba waxka sheega  birmagaydada, ama haldoorka qaranka, waa aabayaasheen, adeeradeen, abtiyaasheen, walaaladeen, iyo ilmaadeeradeen uun.  Hadaba waxaa hubaal ah hadii aad caydo aabahaa inaad adna caayantay.  Isku soo wada duub oo markaad waxqorayso waxaad la hadlaysaa umad aqoonyahan ah oo meel fog wax ka eegaysa , sidaa darted waa inaad qortaa wax macquul ah oo dadku fahmi karaan oo wax ku soo kordhiya oo yayna noqon wax xanaf,xanuun iyo xumaan ku reeba

  Wabilaahi tawfiiq

By  Mohamed Ibrahim Abdi

E-mail : maxamedibrahin02@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories