HomeMadaxa Sirdoonka Maraykanka oo dhaleeceeyey madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan

Madaxa Sirdoonka Maraykanka oo dhaleeceeyey madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)- Agaasimaha Sirdoonka qaranka Maraykanka James Clipper ayaa shaaca ka qaaday jiritaanka halis weeraro maleeshiyaadka shabaab la maagan yihiin Kenya, iyo wadamada ciidamadu ka joogaan ee gobolka.

madaxa-sirdoonka-MaraykankaSida lagu daabacay wargeyska East African ee ka soo baxa dalka Kenya, Mr. Clipper oo doraad warbixinta xaaladaha amaan siinayey guddiga nabadgelyada aqalka odeyaasha Maraykanka ayaa sheegay in wadamada barriga Afrika culays ku noqon doonto ilaalinta goobo badan oo xasaasi ah.

Agaasimaha Sirdoonka Qaranka Maraykanka oo ka hadlayey xaalada Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan ayaa dhaleecayn u soo jeediyey Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Salvakiir., sababo la xidhiidha maamul-xumadiisa, waxaanu yidhi, “Hufnaanta iyo isku-haleynta xukuumada Soomalaiya waxay halis u tahay dagaalka siyaasadeed ee joogtada ah, hogaaminta liidata ee Madaxweyne Xasan, karti-darada hay’adaha xukuumada, iyo liidashada qaabka maamul iyo siyaasadeed ee dalkaa.” Ayuu sheegay Mr. Clapper. Isagoo raaciyey.

“Musuqmaasuq baahay’ waxuu saamayn ku yeelan doonaa Koonfurta Sudan, isla markaana qaab maamulka keli-talisnimo ee Madaxweyne Salvakiir wuu sii socon doonaa.”

Mr. Clipper ayaa sheegay,  in helitaanka koboc dhaqaale ee Koonfurta Sudan adkaan doono, sababo la xidhiidha liidashada xaalada amaan ee dalka. Maalgashedayaasha caalamku shaki ayey ku jiri doonaan, maadama laga soo daadgureeyey dhamaan diblomaasiyiintii shisheeyaha bishii hore.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories