HomeMadax-dhaqameedka Koonfur/Bari Hargeysa oo Xukuumadda ku Eedeeyey inay fidno ka Abuurayso Bulsahda...

Madax-dhaqameedka Koonfur/Bari Hargeysa oo Xukuumadda ku Eedeeyey inay fidno ka Abuurayso Bulsahda ku dhaqan Banka Qool-caday

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Salaaddiin iyo Cuqaal ka soo jeeda Degaanka Banka Qool-caday oo u dhexeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley oo Xukumaddu u qorshaysay inay ka samayso seerayaal, ayaa ka digay dhib ka dhalan kara haddii Xukumaddu isku daydo Xidhida Seeraha Qool-caday.

Madax dhaqameedka oo Shir Balaadhan ku qabtay Hargeysa ayaa sheegay inaan dadka degaanku Ogolayn Seerayaasha Wasaaradda Xanaanada Xooluhu halkaasi ka wado. Waxay Madaxdhaqameedku ka digeen isku dhac dhex mara dadka deegaanka oo hubaysan iyo Xukumadda oo halkaasi ku adkaysanaysa in la Seeraynayo.

Muranka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo dadka deegaanka ayaa sii Xoogaysanaya. waxaanay dadka deegaanku doodayaan in dhulkaasi ugu faa’iido badan yahay Banaanaanta oo Xoolaha iyo dadka doolka ahiba ugu daaqaan.

Salaadiinta iyo Cuqaashan ayaa soo jeediyay in aan Seerahaasi lagu dhibaatayn dadka deegaanka, islamarkaana lagu waxyeelayn Amaanka Guud.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories