HomeMadax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beelaha Toljecle Oo Maamuusay Ugaaska Guud ee Beelaha Dir

Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beelaha Toljecle Oo Maamuusay Ugaaska Guud ee Beelaha Dir

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxdhaqameedka iyo Waxgaradka Beelaha Axmed Sh. Isaxaaq (Toljecle) oo uu hor-kacayo Suldaan Axmed Daahir Muuse Cilmi, ayaa Magaalada Hargeysa Hadhimo-sharafeed ugu sameeyay Boqorka guud ee Beel-weynta Dr Boqor Cabdirisaaq Xaaji Muuse iyo Ugaaska Guud ee Beelaha Irir Samaale iyo Wefti ay hoggaaminayaan oo ku sugan Magaalada Hargeysa.

Munaasibadda lagu maamuusay hoggaanka sare ee Bahda Dhanka Irir-samaale, waxa ka qaybgalay Suldaanka guud ee Beesha Toljecle Suldaan Axmed Daahir Muuse, Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo ka mida isimada Gobolka Sanaag, Guddoomiye Ku-xigeenka Wargeyska Dawan Saleban Cabdi Cali (Kalshaale), Cuqaal, culimo-awdiin iyo waxgaradka Beeshaasi.

Madax-dhaqameed, Waxgarad iyo Masuuliyiin ku hadlay Afka Beesha Axmed Sheekh Isaxaaq, ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan hoggaanka dhaqanka ee Beelaha Dir iyo Irir Samaale oo safar ku jooga Somaliland, “Waxaad ku soo dhawaataan Dadkiinii iyo Dalkiinii” ayuu yidhi mid ka mid ah Madax-dhaqameedka ka qayb-galay Hadhimo-sharafeedka.

“Inaga oo dadka ugu badan inaynu isa soo koobno maaha, Ugaasku malaha Tiro-koob buu ku sameeyay oo wuxuu yidhi 85% buu Irir Samaale ka yahay Umadda ku nool Geeska Afrika..” ayuu yidhi Madax-dhaqameed kale oo halkaas ka hadlay.

Boqor Cabdirisaaq Xaaji Muuse iyo Ugaas Cabdilaahi Ugaas Ismaaciil oo ku hadlay afka weftiga ayaa beesha Toljecle uga mahad naqay soo dhaweynta iyo casuumad-sharafeedka ay u fidiyeen, waxaanay ka warameen taariikhda iyo isirka ka dhexeeya Beelaha ay hogaanka u yihiin dega guud ahaan geyiga Somalida.
Dhamaan Madaxdhaqameedka iyo masuuliyiinta munaasibada ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo Iskaashiga iyo xidhiidhka ka dhexeeya umaddahan walaalaha ah, iyadoo iskaashigaasi uu noqonayo mid wanaaga iyo horumarka bulshadaba.
blankblank blank blank blank blank blank blank blank
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories