HomeMadax-dhaqameed Ururrada iyo Axsaabta ugu Baaqay inay Aqbalaan Natiijada Doorashada Goleyaasha Deegaanka

Madax-dhaqameed Ururrada iyo Axsaabta ugu Baaqay inay Aqbalaan Natiijada Doorashada Goleyaasha Deegaanka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa ugu baaqay tartamayaasha ku loolamay doorashada golaha deegaanka inay aqbalaan natiijada rasmiga ee laga filayo guddida doorashooyinka qaranka.

Madax-dhaqameedkan shirka -jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa oo ay ka mid ahaayeen Suldaan Axmed Nuur Samaalle, Suldaan Axmed Daahir, Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilaahi, Suldaan Aadan Faarax, Suldaan Naasir Cabdi Muxumed iyo Suldaan Maxamed Maxamuud Xayd, waxay u soo jeediyeen axsaabta iyo ururrada siyaasadda inay xaq dhawraan codbixinta doorashadii dalka uga dhacday hanaanka nabad-gelyada ah.

blankSalaadiintu waxa kale oo ay dadweynaha Somaliland u soo jeediyeen inay ku faro-adaygaan nabad-gelyada iyo midnimadda dalkooda.

Salaadiintu waxay ku booriyeen axsaabta siyaasadda inay is dejiyaan oo ay aqbalaan wixii natiijo ah ee Komishanka doorashooyinku ka soo saaraan.

Madax-dhaqameedku waxay ugu shacbiga Somaliland ee ku dhaqan goboladda dalka ay ku bogaadiyeen nabad-gelyadii iyo jawigii ay doorashadii deegaanku wadanka uga dhacday. Waxa kale oo ay hambalyo u direen ciidamaddii Nabad-gelyadda iyo hawl-wadeenadii komishanka ee ka hawlgalay goobihii codbixinta doorashada deegaanka oo ay tilmaameen inay dalkooda sharaf u soo hooyeen.

SomalilandPost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories