HomeMadax Dhaqameed iyo Siyaasiyiin Soo Afjaray Shaqaaqadii Dhawaantan Ka Dhacday Magaalo Xeebeedda...

Madax Dhaqameed iyo Siyaasiyiin Soo Afjaray Shaqaaqadii Dhawaantan Ka Dhacday Magaalo Xeebeedda Berbera

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Berbera(SLPOST):-Boqor Faysal Cismaan Baraag, Boqor Raabi Oo Ay Weheliyaan Gudoomiye C/Qaadir Cali Obsiiye Iyo Siyaasi Xasan Suudi Ayaa Magaalada Berbera Kusoo Afjaray Kadib Kolkii Ay Dhexda U Xidheen Dejinta Iyo Turxaanbixintii Shaqaaqadii Todobaadkii Hore Magaalada Berbera Ka Dhacday Ee Ay Ku Nafweyday Ruux Dumar Ah Sidoo Kalena Lagu Dhaawacay Wiil Uu Dhalay Xildhibaan Qabile.

berbera

Meydka Gabadha Ayaa Alle Haw Naxariistee Tan Iyo Habeenkii La Dilay Aan La Aasin, Taaso Ka Dhalatay Qanci Waa Iyo Tabasho Togan Oo La Halmaasha Sababta Iyo Sifaha Lagu Dilay Oo Aan Ehelada Marxuumadu Ku Qancin, Waxaa Gebi Ahaanba Hawshaasi Soo Afjarideeda Iyo Qancinta Eheladii Ay Ka Baxday Marxuumadu Ku Guulaystay Isimadan Oo Iyagu Xal U Helida Xaaladaasi Isugu Xilsaaray Doorkii Iyo Waajibkii Kan Madax Dhaqameed Ahaan Ka Aadanaa Xalinta Xaaladahaasi Oo Kale.

Waxaana Sida Ay U Sheegeen Shabakada Caalamiga Ah Ee Oodweynenews, Arintaasi Gacan Weyn Ka Siiyey Maareeyaha Dekeda Magaalada Berber, Badhasaabka Gobolka Saaxil Iyo Duqa Degmada Berbera, Oo Bay Yiraahdeen Si Wada Jir Ah Kaalin Wax Ku Ool Ah Uga Qaatay Sidii Hawshaasi Noogu Suurtageli Lahayd.

Boqor Faysal Cismaan Baraag Iyo Boqor Raabi Oo Kamid Ah Isimada Somaliland Ee Sida Weyn Ugu Ololeeya Nabada Iyo Xalinta Khilaafaaka Ka Dhex Dhaca Beelaha Walaalaha Ah Ee Reer Somaliland Ayaa Waxay Sidoo Kale Shacabka Ugu Baaqeen Inay Ka Digtoonaadaan Hadalada Shakhsiyaad Bulshada Xisaanadoodi Huwan Hadana Belo Huriyeyaal Ah Oo Aan Jeclayn Wanaaga Iyo Xasiloonida Shacabka.

Isku Soo Wada Duubo Maanta Ayaa Magaalada Berbera Lagu Aasi Doonaa Meydka Alle Haw Naxariistii Marxuumadaasi.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories