Aniga Oo Ah Muuse Ismacil Caare Waxa Layaab Igu Noqotay Markii Aan Xarunta Dahabshiil Ee Dhoqoshay Aan Lacag Ku Xawishay Aniga Oo Ahaa Muwadin Xoolaha Ka Ganacsada, Waxa Aan Kula Kulmay Nin Markaa Shaqaale Ka Ahaa Xarunta Ama Wakiilka Dahabshiil Ee Dhoqshay Waxaana Markii Danbe Laygu Sheegay Inuu Yahay Maayarkii Degmada Dhoqoshay. Waxa Layaab Igu Noqotay Markii Lay Sheegay Inuu Nin Shacab Ah Uu Si Sharci Daro Ah Kaga Qaaday Ninkaas Shacabka Ah Oo Mudo Dheer Wakiil Uga Ahaa Dahabshiil Magalada Dhoqoshay Balse 08/09/2011 Uu Maayarku Shaqadiisii Kala Wareegay Kadib Markii Uu U Adeegsaday Awood Xukuumadeed Uu Masuuliyiinta Dahabshiil Ee Burco Qaarkamid Ahi Ay Aakhirkii U Ogalaadeen Shaqadiina Uu Sidaas Kula Wareegay.Mayorka Dhoqoshay Mr. Maxamud Xasan Saleban Ayaa Muwaadinkan Magaciisu Yahay Ismaaciil Cumar Kaarshe Waxa Uu Kula Kacay Wax Sharciga Bina Adaamka Kabaxsan. Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Ceeb Ayey Ku Tahay In Ay Shaqo Boob Ku Samayso Dadka Shacabka Ah Halkii Ay Shaqo Abuuris U Samayn Lahayd Waa Nasiib Daro. Waxyaabaha Kale Ee Layaabka Lehi Waxa Kamid Ahaa Degmada Dhqoshay Waxa Aan Ku Arkay Gaadhi Iska Rogo Ah Oo Leh Tarikada Dawlada {Tg} Oo U Shaqayna Mashruuc Ngo Kawado Degmada Oo Dhisme Ah Waxana Lay Xaqiijiyey In Gaadhigaas Uu Gudoomiyuhu Ka Kireeyey Ngo Hawsha Wada Iyadoo Ay Magalada Ku Camal La’yihiin Inkabadan 10 Iskarogo Oo Shacabku Leeyahay Taasina Waxay Muujinaysa Sida Aan Xukuumadu Umada Ugu Oogalayn Xataa Inay Ceeshaan. Cidii U Baahan Xaqiijinta Warkaasi Hakala Hadasho Lanbarkan Muwaadinka La Dulmiyey Mr. Ismaaciil Cumar Kaarshe Mobile: 4338820 Qore: Muuse Ismacil Caare E-Mail: Danjirre2009@Hotmail.Com
Related stories
News
Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System
Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...
News
Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing
Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...
News
Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President
Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...
News
Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab
Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...
Horn of Africa
Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership
Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Latest stories

