HomeMaayarkii Caasimadda oo Maanta si Heer Qaran ah loogu Aasay Xabaalaha Xeedho...

Maayarkii Caasimadda oo Maanta si Heer Qaran ah loogu Aasay Xabaalaha Xeedho ee Duleedka Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Maayarkii Caasimadda Hargeysa Marxuum Eng Yuusuf Warsame Siciid, oo shalay subaxnimadii ku geeriyooday Cusbitaalka Al-Khaliifa ee magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta aas Qaran loogu qabtay xabaalaha Xeedho ee duleedka Woqooyi ee Hargeysa.

Meydka Marxuumka oo Saaka barqadii laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha magaaladda Berbera, ayaa waxa Salaadii Duhur ka dib la soo gaadhsiiyay Hargeysa, dabadeedna markii la maydhay loo gudbiyey, laguna aasay Xabaalaha Xeedho, waxaana salaaddii Jinaasada ka qayb-galay boqolaal qof oo ay ka mid yihiin Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Wasiirro, siyaasiyiin, culimo, madax-dhaqameed iyo dadweyne kale oo tiro badan.

Aaska MaayarkaShakhsiyaad ay ka mid yihiin Wasiirka Maaliyadda, Sh. Aadan X. Muxumed Xiiray (Aadan-Siiro), Wasiirkii hore ee Daakhiliga Cabdilaahi Cirro, Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse, ayaa dhammaantood ka sheekeeyey taariikh nololeedka Marxuumka iyo waayihii uu soo maray.

Af-hayeenka Guddida Doorashooyinka Maxamed Xirsi Geelle oo isagu ka mid ahaa shakhsiyaadka ay aqoonta isku lahaayeen Marxuumka, ayaa sheegay in Marxuum Eng. Yuusuf Warsame Siciid uu sameeyey Astaantii Ururkii SNM.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories