HomeMaayarka Burco Oo Reer Boorama Ku Dhaliilay Inay Sheegtaan Caasimada Labaad Ee...

Maayarka Burco Oo Reer Boorama Ku Dhaliilay Inay Sheegtaan Caasimada Labaad Ee Somaliland iyo Xifiltanka Labada Magaalo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco(SLpost)-Maayarka Burco Maxamed Muraad ayaa bilaabay xifiltan la xidhiidha caasimada labaad ee ay Burco tahay, waxaanu reer Boorama ugu baaqay in aanay sheegay caasimada labaad iyada oo ay Burco wakhti dheer taas soo ahayd.

Maayar Maxamed Muraad oo dadka reer Burco ku dhiiri galinaayay qaadashada kaadhka codbixinta ayaa sida oo kalena dhaliilay wax uu u tilmaamay in reer Boorama ay sheegtaan caasimada labaad ee Somaliland.

Waxaana isaga oo arintan ka hadaayay uu yidhi“Cidbaaba sheegatay magaalo madaxdii labaad ee ilaa Ingiriiskii aynu lahayn, gabadh nin qabo oo halkaas shuurinaysa hadaad iska caashaqdo waa mashaakil, qolada iska cashaqday magaalo madaxdii labaad oo aanay lahayn, Burco laguma muransana inay tahay magaalo madaxdii labaad ee Somaliland dastuurka ayay ku taalaa, reer Boorama Waxaanu leenahay waxyaabo badan oo amaan ah ayaanu idiin haynaa waa gobalkii nabadgalyada iyo kii aqoontaanu nidhaahnaa,hadii maanta aad doonaysaan magaalo madaxdii labaad waar helimaysaan, waxyaabo kale aanu idinkala doono Somalilandta.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories