HomeMaayarka Burco Oo ku Faanay Intii Uu Xilka Hayay In Aanu Wax...

Maayarka Burco Oo ku Faanay Intii Uu Xilka Hayay In Aanu Wax Laaluush Ah Qaadan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco(SLpost)-Maayarka Burco Maxamed Muraad ayaa fagaare ka sheegay in aan muwaadin reer Burco ah u sheeganayan wax laaluush ah oo uu ka qaatay intii uu xilka u hayay, waxaanu arintaas ku tilmaamay mid isaga farxad ku abuuraysa.

Waxa uu sidan ka sheegay maayarku mar uu ka hadlaayay xaflad komishanka maamulwanaag iyo la dagaalanka musuqu uu ku qabtay magaaladda Burco, waxaana isaga oo arintan ka hadlaayay uu yidhi“Aniga reer Burco oo dhamow isku taga oo laaluush ii sheegan maysaan, oo odhan maysaan Maxamed Muraad ayaanu laaluush siinay oo waxaas noo sameeyay alle ayaan hore u waydiistay in aanan reer Burco laaluush ka qaadan waana layga aqbalay ayaan u malaynayaa,kashkayga kuma ogi toban doolar, waanan ku faraxsanahay.Aniga kuwii laaluusha ii keenay ee aan ka diiday waabay i ashkateeyeen oo hada ayay dacwadeedii igu socotaa.”

Inta badan masuuliyiinta xilialka kala duwan u qabta Somaliland ayaa musuqa iyo wax isdaba marinta caan ku ah.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories