HomeMaayar SOLTELCO Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Mujaahid Axmed Mirre

Maayar SOLTELCO Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Mujaahid Axmed Mirre

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimada Hargeysa Md.C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa maanta hadhimo sharafeed balaadhan ku maamuusay Mujaahid Axmed Mirre Maxamed oo kamid Hogaankii Sare ee Halgankii hubaysnaa ee dalka lagu xoreeyey.

Munaasibadan hadhimo sharafeedka ah oo maanta ka qabsoontay Ambasador Hotel Hargeysa ayaa waxa kasoo qayb-galay marti sharaf aad u tiro badan oo kamida haldoorka qaranka Somaliland.

mire1Ugu horeyn waxa madasha hadalo kooban oo Maayarka Caasimada Md.C/raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco isagoo isla markaana u mahadnaqay Muj.Axmed Mirre iyo marti sharafta kale ee tirada badan ee kala soo qayb-gashay hadhimo sharafeedkan uu ku maamuusay Mujaahidka taasi oo xusay inay waajib tahay in la muuneeyo lana xuso shaqsiyaadka mudan ee qarankeena qiimaha ugu fadhiya ,

Maayarka ayaa sidoo kale xusay muhiimada ay dalka ugu fadhiyaan Mujaahidiintii dalkan iyo dadkan naftooda u horay ee ka xoreeyey Cadawgii ku habsaday.

Sidoo kale waxa isna madasha hadalo kooban kasoo jeediyey Maamulaha Shirkada Shiraaqle Company Ganacsade Nuur Muuse Shiraaqle isaga oo si weyn ugu hambalyeeyey Maayarka Caasimada Hadhimo sharafeedkan uu ku maamuusay Mujaahid Axmed Mire taasi oo uu xusay in Maayarka Caasimadu uu uga dheereeyey isla markaana kaga horeeyey Masuuliyiinta kale ee Xukuumada iyo Maayarada kale ee dalkaba.

Ganacsade Nuur ayaa sidoo kale waxa uu tilmaamay qiimaha weyn ee uu qaranka ugu fadhiyo Mujaahid Axmed Mirre iyo qiimaynta iyo maamuuska uu qaranka ka mudan yahayba

Sidoo kale waxa iyana madasha ka hadlay Xildhibaan Axmed Cali Haybe,Xildhibaan Saleebaan Dogax,Xildhibaan Mubaarik Cabdi Malaw oo dhamaantood kamida golaha deegaanka ee Caasimada Hargeysa iyagoo isla markaana si wadajira Maayarka ugu hambalyeeyey hadhimo sharafeedkan uu u sameeyey Mujaahidka iyagoo isla markaana Mujaahid Axmed Mire uga mahadnaqay inuu kala soo qaybgalo hadhimo sharafeedkan.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories