HomeMAANTA & GOLAHA WAKIILLADA: Faankii Wasiirka, Fowdadii Xildhibaannada Mucaaradka iyo Fadhuumaysigii Cirro...

MAANTA & GOLAHA WAKIILLADA: Faankii Wasiirka, Fowdadii Xildhibaannada Mucaaradka iyo Fadhuumaysigii Cirro (DAAWO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta hortegay Golaha Wakiilada, waxaanu halkaas war-bixin kaga siiyey Odoroska Miisaaniyadda Qaranka 2015-ka, waxaanay halkaas ku weydiiyeen su’aalo la xidhiidha ku-talo-galka miisaaniyadda iyo sida ay u waafaqsan tahay heerka dakhli-ururinta ee ilaha Dhaqaale ee dalka.

MAANTA & GOLAHA WAKIILLADA: Faankii Wasiirka, Fowdadii Xildhibaannada Mucaaradka iyo Fadhuumaysigii Cirro (DAAWO)Wasiirku waxa uu sheegay in Odoroska Miisaaniyadda sannadka soo socda ay ku jirtaan Guryaha Dawladda ee shacabku ku jiraan iyo kuwa la kala iibsadday, kuwaas oo uu sheegay in sifo sharciga waafaqsan loo marayo isla markaana ay ka muuqan doonto Miisaanadda Kal-dambe.

Waxa xusid mudan in mudaneyaasha Mucaaradka ee Golaha Wakiilladu ay qawlo ka dhex-abuuraan Golaha Dhexdiisa intii uu wasiirku warbixintiisa jeedinayey, isla markaana mararka qaar ay ku tuurayeen weedho ay ku beeninayeen qaybo ka mid ah warbixinaha uu madasha ka jeediyey.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories