HomeMaamulka Jaamacada Hargaysa Iyo Ardayada Yaa Khaldan? - W/Q: Mustafe Muxumed Cadde

Maamulka Jaamacada Hargaysa Iyo Ardayada Yaa Khaldan? – W/Q: Mustafe Muxumed Cadde

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

blankTodobaadkii u damneeyay waxaa aad looga dareemayay magaalda Hargaysa khilaafka cakiran ee u dhaxeeya maamulka jaamacada Hargaysa iyo ardaydooda, taasi oo ka dhalatay go’aan maamulka ku gaadhay in fee da ay ardaydu bixiyaan la kordhiyo.

Balse ardayada ayaa ku qaabilay go’aankaasi oo aanay ku farxin  kalana hor yimaadaan mucaaradad xoog le oo markii danbe keentay in xukuumadu soo dhex gasho khilaafka ka aloosan jaamacad Hargaysa oo ah jaamacada ugu balaadhan dalka.

Jaamacadan ayaa tan iyo markii la aasaasay lagu xantaa in dhinaca maamulka ay dhibaato xoog lihi ka jirto taasi oo aan la garanayn in ay maamulku masuul ka yihiin iyo in xukuumada ka danbayso, maamulkan illaa markii la furay lagu xamanayo mid maamulkeedu liito, marka laga reebo laba sano oo jaamacadu gashay isbadal xoog le oo ku dhacay ardayda iyo guud ahaanba jaamacada, iyadoo ahayd wakhtigii uu Xuseen Bulxan haystay kuna soo kordhiyay hormar balaadhan balse aan la garan.

Sidaasoo ay tahay maamulka jaamacadu waxay u daliishanayaan kordhinta lacagtani mid ku qotanta hagaajinta tayada waxbarshada, habaynta nidaamka, iyo in jaamacada laga saaro dhaqaalo xumo baahsan oo soo wajahday jaamacada, waxay intaasi ku dareen in ay jaamcadu wali tahay ta ugu jaban jaamacadaha dalka.

Geesta kale ardaydu ayaa iyaguna dhinacooga ku doodaya in marka laga yimaada dhibaatada baahsan ee ay qabaan sida: adeega ardaydu u baahan yihiin oo aad u liita xataa hadaad meel wax uga baahato garan maysid cid aad ku hagaagto iyadoo qofba qof kuu dhiibayo… tusaale ahaan waxaa adag in ay ardaydu helaan reference book ay week uun soo akhristaan iyadoo aan loo ogalayn in ay qaataan ama lagu odhanayo buugaagtani jaamacaday ku yar yihiin.

Hadaba mashaakilkaasoo dhan ka sokow kharashaadka ay ardaydu galaan ayaa kor u dhaafaya $200 calaa semester, bal tusaale ahaan kuliyada maamulka iyo maaraynta aardayga dhigta waxaa ku baxaya ka ugu yaraysata kharashakan

Semester fee Copy of books Break Transportation total
$157.5 $30(markay u yartahay) $15 $15 217.5

Xisaabtan yare e koobani waxay ku tusinaysaa ardayga ugu hoseeya kharashka ku baxaya laakiinse way ka badan kartaa inta badan lacagta baxdaa intan, sidaasoo ay tahay waxay aradaydu leeyihiiin nooma oga waxaasoo dhan iyadoon la ogayn meehs ay ka imanayso iyo sida ay ku timidba balse waxaa u muuqda tooda oo kaliye…bal adba ????

Isku soo wada duuboo  dooda ardaydu waa mid looga qaateen ah oo aad u qurux badan in loo tix galiyo ama la daboolo dhamaan baahiyaha iyo dhhibaatooyinka jira ee ardaydu tabanayso iyadoo aan dhaafayn ardayda iyo maamulka jaamacada in ay kawada hadlaan oo iskaga dhow cid walba oo dibada ka soo fara galisa, balse waxaa ayaan daro ah meel ardayda iyo maamulkoodu ay is afgaran karaan in xaaldu halkaa gaadho…

Wabilahi tawfiiq

Mustafe Muxumed Cade

Hargaysa, Somaliland

mustafemx@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories