HomeMaamulka iyo Ardayda Dugsiga Haweenka ee Xukuumaddu Iibisay oo Shir-jaraa'id oo Cabasho...

Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Haweenka ee Xukuumaddu Iibisay oo Shir-jaraa’id oo Cabasho Qabtay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)– Maamulka iyo macalimiinta dugsiga dhaqaalaha guriga ee Xaaji Haweeya womens club ee magaaladda Hargeysa ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo ay kaga cabanayaan iib xukuumaddu ganacsato ka iibisay dhismaha dugsiga iyo gooba uu ku yaalaba.

 

Shirka jaraa’id ee ay qabteen maamulka iyo macaliinta dugsigu ayaa waxa ay fariin ugu dirayaan madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed “Siilaanyo” in uu wax ka qabto dhacdadan foosha xun ee ay ku kaceen masuuliyiinta ka tirsan xukuumaddiisu.

 

Dugsiga Xaaji Haweeya Womens Club, ayaa loogu magac-daray Xaaji Haweeya Cabdi Mooge oo ahayd shakhsi door shariif ah kasoo qaadatay waxbarista haweenka, taas oo ka soo bilaabata xilligii Isticmaarka Ingiriiska illaa dabayaaqadii Sanadihii Sagaashamaadka. Xaajiya Haweeya waxa ay muddo kor u dhaafaysa nus qarni madax ka ahayd dugsigan dhaqaalaha guriga ee Womens Club-ka, waxaana xilligan xukuumadu iibin doono dhiganaya 1800 oo arday.

 

 

Shirka jaraa’id ee ay maamulka iyo macalimiinta dugsigu qabteen oo maqal iyo muuqaal ah, halkan hoose ka daawo:

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories