HomeMaamul-goboleedka Puntland Oo Sheegtay Inay Dishay Madaxii Hawl-gallada Kooxda Daacish

Maamul-goboleedka Puntland Oo Sheegtay Inay Dishay Madaxii Hawl-gallada Kooxda Daacish

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Puntland (SLpost) – Maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa sheegay in weerar ka dhacay deegaanka Balidhidhin oo ka tirsan gobolka Bari lagu dilay sarkaal ka tirsan kooxda Daacish oo lagu magacaabi jiray Abu-Albara Al Amani.

War qoraal ah oo kasoo baxay ciidanka Booliiska Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada amaanka ay ka hortageen weerar habeen hore  kooxda Daacish ay kuso qaaday Saldhiga deegaanka Balidhidhin, isla-markaana ciidanka ay ku dileen Madaxii hawlgalada kooxda Daacish Abu-Albara Al Amani.

Waxaa sidoo kale qoraalka kasoo baxay Booliska maamulka Puntland lagu sheegay in Abu-Albara Al Amani uu kasoo jeedo gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya, islamarkaana uu ahaa shaqsi Itoobiyaan badan ku qasbay iney ka mid noqdaan kooxda Daacish ee ka dagaalanka deegaanada dowlad goboleedka Puntland.

Booliska Puntland sidoo kale sheegay iney horay u dileen Madixii hawlgallada Daacish Abuu Waliid Al-muhaajir, kadib dhaawac kasoo gaaray hawlgal ay ciidamada amniga Puntland ka fuliyeen agagaarka buuraleyda Calmiskaad, hayeshee dilkiisa kadib ay kooxda booskaasi u magacawday Abu Albara bishii July ee sanadkii 2021, kaasoo isna 12-kii bishaan la dilay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories