HomeMaamul-goboleedka Puntland oo Digniin iyo Han-jabaad u jeediyey Somaliland!

Maamul-goboleedka Puntland oo Digniin iyo Han-jabaad u jeediyey Somaliland!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Garowe (SLpost)- Maamul-goboleedka Puntland, ayaa Xukuumadda Somaliland uga digay in Sanaadiiqda Cobixinta la geeyo deegaannada Bariga Gobolka Sanaag iyo Sool oo ka tirsan Somaliland balse maamulkaasi sheegto inay deegaannadasi iyaga oo hoos yimaaddaan.

Shir-jaraa’id oo magaalada Garoowe ay maanta wad-jir u qabteen wasiirro ka tirsan maamulkaas, waxay ku sheegeen inaanay aqbali doonin isla markaana tallaabo ay kaga hortagaan qaadi doonaan haddii sanaadiiqda codbixinta la geeyo Deegaamada Bariga Sanaag iyo Sool.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN.

Waxa Xusid in Deegaamada Bariga gobolka Sanaag iyo Sool ay si nabad-gelyo uga qabsoomeen Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo muddo laba todobaad ah ka socotay, in kasta oo ay hanjabaaddo noocan ah oo ay ku diiddanaayeen diiwaangelin hore uga soo yeedheen maamulkaas.

Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa xilli kasta oo loo diyaar-garoobayo doorashooyin ka qabsooma Somaliland, waxa ay ku hanjabaan inaan doorashooyin lagu qaban karin deegaannada Bariga Sanaag, Sool iyo Buuhoodle oo ka tirsan Somaliland balse maamulkaasi u sheegto inay hayb ahaan wadaagaan shacabka ku dhaqan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories