HomeLONDON: Casho sharaf is kugu jirta soo dhaween iyo sagootin loo sameeyay...

LONDON: Casho sharaf is kugu jirta soo dhaween iyo sagootin loo sameeyay Aqoonyahan Khaliif Xiinwaal

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

London (SLpost)- Casho sharaf soo dhaweyn, sagootin iyo xog wareysi ayaa 14kii April, 2013 Bariga magaalada London ee dalka UK loogu sameeyay aqoonyahan Khaliif Xaaji Mahamaed “Khaliif xiinwaal”, ahna siyaasi ka tirsan xisbi xaakinka Kulmiye.

SAMSUNG DIGITAL CAMERASAMSUNG DIGITAL CAMERAMadasha kulankan casho sharafta ah oo ay ka soo qayb galeen xubno aad u tiro badan oo iskugu jira salaadiin, cuqaal, masuuliyiin iyo aqoonyahano tiro badan oo kala dagan daafaha magaalada London.

Casho sharaftan oo warbixino iyo hadallo waano, dardaaran iyo dhiirri-gelin u badan ka soo jeediyeen masuuliinta, madax-dhaqameedka iyo aqoon yahannada madasha ka hadlay oo ay ka mid ahaayeen; Suldaan Mahamuud Xaaji Xuseen, caaqil Saleebaan Nugaal aqoonyahan Abokor qoorgaab, Mudane Jaamac Abokor, Mudane Mahamed Yuusuf iyo xubno kale oo badan waxaa ugu danbeyntii hadalo wax ku ool ah ka soo jeediyay madasha mudane Khaliif xiinwaal waxaana ka mid ahaa hadaladiisii; “Mudane Khaliif xiinwaal oo ku dheeraaday hadalka ayaa waxa uu warbixin waafi ah ka siiyay ka soo qeybgalayaashii kulanka xaalada Somaliland laga bilaabo doorashooyinkii dooladaha hoose ilaa iyo waqtigan hadda ah. Mudane khaliif waxa uu tilmaamay in marxalado adag la soo maray, se sida dhaqanka inoo ah mar kasta tanaasul iyo wada tashi loogu arimiyo danta guud ee dadka iyo dalka lagana dheeraado danta gaarka ah.

 

SAMSUNG DIGITAL CAMERAMudane Khaliif waxa uu taabtaabtay dhanka dhaqaalaha, waxbarashada, beeraha, xoolaha, caafimaadka iyo dhamaan dhinacyada bulshada oo uu ku tilmaamay mid xawli ku socota higsanaysana meel sare loona baahan yahay dhamaan qurbajoogu in ay ka qeybqaataan sidoo kalana ay ku soo laabtaan wadankoodii oo maanta baahi weyn u qaba aqoonta iyo xooga ka maqan..

SAMSUNG DIGITAL CAMERAGabagabadii waxa uu hadalkiisa ku soo gunaanaday aqoonyahanku in dhamaan laga dheeraado tafaraaruqa iyo wax kasta oo keeni kara dib u dhac, sidoo kalana waxa uu ugu baaqay siyaasiyiinta, salaadiinta, cuqaasha, warbaahinta iyo bulshada intooda kalaba in meel uga soo wada jeestaan horumarka iyo aqoonsi raadiska Somaaliland lana taageero siyaasada xukuumada ee ku waajahan arimahaas oo aan u arko buu yidhi waa sida uu hadalka u dhigaye mudanew khaliife  siyaasda ku saleesan aqoon iyo waaya aragnimo dheer…

Gabagabadii waxaa kulankaas ku soo khatimay hadalo waano iyo ducaba iskugu jira Suldaan Mahamuud Xaaji Xusein.

SAMSUNG DIGITAL CAMERA SAMSUNG DIGITAL CAMERA SAMSUNG DIGITAL CAMERA SAMSUNG DIGITAL CAMERA SAMSUNG DIGITAL CAMERA SAMSUNG DIGITAL CAMERA SAMSUNG DIGITAL CAMERA SAMSUNG DIGITAL CAMERA SAMSUNG DIGITAL CAMERASaeed Hassan Sheekeeye

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories