HomeLiiska Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo la Shaaciyey iyo Tirada...

Liiska Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo la Shaaciyey iyo Tirada lagu kordhiyey (Akhriso)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Liiska Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee rasmiga ah ee lagu ansixiyey shirweynihii 4aad oo magaalada Hargeysa ku qabsoomay intii u dhaxaysay 4-tii ilaa 6-dii bishan October, ayaa la shaaciyey maanta oo taariikhdu tahay 10-ka October 2020-ka.

blank

Sida aanu ka soo xigannay warbaahinta Xisbiga Kulmiye, liiskan oo ay si wadajir ah u xaqiijiyeen hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo shirguddoonkii shirweynaha 4aad ee xisbigu, waxa tiradiisu dhan tahay 239 xubnood oo ka mid ah ergooyinkii ka imanayey gobollada iyo 54 xildhibaan, waxase jira xildhibaano aanay magacyadoodu halkan ku jirin oo lagu soo dari doono, kuwaas oo mar hore si toos ah uga mid ahaa Golaha Dhexe, iyadoo lagu dari doono Maayarrada degmooyinka dalka ee Xisbiga KULMIYE, Guddoomiyayaasha xisbiga ee Gobollada iyo laba xubnood oo ergada gobollada ka maqan oo lambarradoodu kala yihiin 49 iyo 50 ee liiska Golaha dhexe ee la faafiyey.

Liiskan Golaha Dhexe oo uu saxeexay Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen, xagga hoose kaga bogo magacyadooda oo qaar ka mid ah sixitaan lagu sameeyey.

FIIRO GAAR AH: Lambarka 175-aad ee uu ku qoran yahay Idiris Aadan Raage, waxa uu sax ku yahay Xildhibaan Axmed-yaasin Sheekh Cali Ayaanle, halka lambarka 80-aad ee uu ku qoran yahay Eng. Saleebaan Cabdillaahi Maxamed uu sax ku yahay Eng. Xuseen Sh. Aadan Cabdi.

blankblankblankblankblankblankblankblankblank

Waxa Xusid mudan, in tirada Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye lagu kordhiyey in ka badan 50 Xubnood marka eego tiradii Xubnaha Golaha dhexe ee lagu ansixiyey Shirweynihii 3aad ee Xisbiga oo Hargeysa ku qabsoomay bishii April sannadkii 2014-kii.

Iyadoo maalin kaddib maalintii la soo gebo-gabeeyey shirweynihii 3aad ee Kulmiye oo ahayd 30-kii April, 2014, ayaa Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi waxa uu 29-kii bishii May 2014 soo saaray liiska xubnaha Golaha Dhexe oo tiradoodu dhammayd 244 xubnood.

 

 

 

Somalilandpost.net

Contact@somalilanpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories