HomeLabada Kuuriya oo madaafiic is-dhaafsaday

Labada Kuuriya oo madaafiic is-dhaafsaday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kuriya(SLPOST)Gantaalo kasoo dhacay Kuuriyada Waqooyi ayaa la sheegay inay kusoo dhaceen biyaha iyo nawaaxiga jasiiradaha ay maamusho kuuriya Koonfureed taasi oo keentay in dalkaasi kaga jawaabo madaafiic kale.

kuuriyada_

Shacabka ku dhaqan jasiiradaha hoos yimaada dalka Koonfurta Kuuriya ayaa la daad gureeyey kadib markii wadanka Kuuriyada Waqooyi uu bilaabay dhoolatus ciidan.

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in dhoolatuskeeda uu jawaab u yahay dhaq dhaqaaqa ay todobaadyadii lasoo dhaafay wadeen ciidamada Maraykanka iyo kuwa K/Kuuriya oo si wadajir ah u sameeyey dhinacooda ciyaaro iyo dhoolatus militari.

Dhamaan duqeymahan maanta ay labada dhinac is dhaafsadeen ayaa la sheegay in xoogooda ay ka dhaceen dhanka bada iyo biyaha u dhaxeeya labada wadan, mana jiraan cid wax ku noqotay.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories