HomeLaba Qof oo xalay siyaabo kala duwan ugu geeriyooday Laascaanood iyo Maamulka...

Laba Qof oo xalay siyaabo kala duwan ugu geeriyooday Laascaanood iyo Maamulka Gobolka Sool oo ka hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood (SLpost)- Gudaha magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxa xalay siyaabo kala duwan ugu geeriyooday Laba qof oo midkood yahay Askari ka tirsan Ciidanka Asluubta oo uu si ku-talo-gal ah u toogtay Askari kale oo ay goob ka wada-shaqaynayeen.

Guddoomiyaha Gobolka Sool, Cabdiqani Maamuud Jiidhe, ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabka dilkaasi u dhacay iyo sidoo dhaawac ka soo gaadhay Askari kale.

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in Askari ka tirsan Ciidamada Asluubtu uu toogasho ku dilay Askari kale oo ay isku ciidan yihiin oo khilaaf dhexmaray, halka askari kale oo Marxuumka dhintay la joogayna dhaawac soo gaadhay.

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in Askari dilka geystay uu isla markiiba ka baxsaday goobta, baadi-doonkiisana ay ku raad-joogaan Ciidamada Ammaanka, sida ugu dhakhsaha badanna u horkeeni doonaan sharciga.

Dhinaca kale, waxa xalay magaalada Laascaanood ku geeriyooday wiil dhalinyaro ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda qoomiyadda Oromada ee dalka Itoobiya, kaddib markii uu qabsaday Xadhig Korontada ee Biitooyada Jidadka magaalada, iyadoo wakhtiga shilkani dhacay roob ka da’ayey magaalada.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO FAAHFAAHINTA LABADA DHACDO EE XALAY KA DHACDAY MAGAALADA LAASCAANOOD

 

Somalilandpost.net
somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories