HomeLa taliyaha Madaxweynaha ee Doorashooyinka Oo ugu Baaqay Wasiirada Musharaxnimada Doonaya In...

La taliyaha Madaxweynaha ee Doorashooyinka Oo ugu Baaqay Wasiirada Musharaxnimada Doonaya In ay Xilalka Iska Casillaan.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Baligubadle(SLpost) La taliyaha madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha doorashooyinka Maxamed Ibraahin Qabo, ayaa wasiirada u sharaxan madaxtinimada Kulmiye ugu baaqay inay iska casilaan xilalka ay qaranka u hayaan. Waxa uu sheegay in shuruudaha musharaxnimada ee xeerarka waddanku dhigayaan in qofka hanka madaxnimo lihi iska casilo xilka qaranka.

 

La Taliye Qabo, oo socdaal ku gaadhay magaalada Baligubadle ee xarunta gobolka Hawd, ayaa shir jaraa’id oo isaga iyo xubno kale oo golaha dhexe ee Kulmiye ka tirsani ku qabteen Baligubadle waxay carrabka ku adkeeyeen in cidda golaha wasiirada ku jirta ee u tartamaysa musharaxa Kulmiye ay tahay inay bannayso xilka ay hayaan.

 

“Waa run oo musharaxiin faro badan baa jira. Waa xisbi dimuqraadiya, waa laga dhex tartami karaa, cid kastaana way iska soo sharixi kartaa laakiin cidii xil haysa ee doonaysa inay Musharax noqoto, sida ay sheegayaan xeerarka doorashadu waa in qofku iska casilo xilka uu hayo, haddii uu doonayo musharaxa Kulmiye. Waa la badan yahay, rag badan baa jira laakiin, intii golaha fulinta(Wasiirada) ka shaqaynaysa ee imika musharaxiin ka ah waxaa u qurux badan inay xilka halkan dhigtaan kadibna u ban baxaan inay is sharaxaan. Waxaanu rajaynaynaa inay guul ku dhammaan doonto inshaa Allah,” ayuu yidhi Mr Qabo.

 

Xubno kale oo ka tirsan golaha dhexe iyo duqa Baligubadle ayaa iyaguna halkaasi ka sheegay inay haboon tahay in cidda hunguri ka hayo musharaxnimada Kulmiye hadda iska casisho xilka ay hayso. Waxay sheegeen inay diyaar u yihiin shirweynaha golaha dhexe ee Kulmiye oo bisha 11-aad la rajaynayo inuu qabsoomo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories