HomeKUUMA YEEDHINE ADUUNBAA YIMI - Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe

KUUMA YEEDHINE ADUUNBAA YIMI – Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

DULKA MUUMIN BAA TAHEY

UURKA DAALINBAAD TAHEY

DIBNO LAND AH  BAAD TAHEY

ISHA BIDIXNA KUU DABAN

DALBA JUUQA HAAGUNA

WAXLA DADO KA XEEL DHEER

ALLOW YAA KU DOOXOO

HADANA AAN KUDILINOO

JABKAAD DAMACSANTEE KALE

DIBADA ULA SOO BAXA

(Ala ha unaxariis waa Cabdi Iidaan ) murtidiisii

Akriste maqaakani waa xaqiiqooyin aan ka heley waftigii madaxweynaha la socdey bal hadaba dib ugu noqo maqaalkii (BUUR MADOOBI WAXEEDII LA SOO NOQOTEY)  bal waxaad dib ugu noqotaan wakhtigii uu noqdey gudoomiyaha Snm Madax wetnaha maanta 1984 kii oo mudo yar kadib dadkii mideysnaa ee walaalaa ahaa ee meel qudha ku wajahnaa ukala fadhiisteen Habar habar,Beelbeel,Ardaa ardaa,Bahobaho,Gaashaan-buureysi, waxaa ka dhex dilaacey beesha waqoyiga hargeysa iyo galbeedka  oo ka mid aheyd ardaayadaa yo bahahaa dadka uu ukala dhigey oo xanaftii ay reebtey ay dhawaan uun dadka kabaxdey ayaa bilaabantey . halkan kuji http://rasmimedia.net/buur-madow-waxeedii-lasoo-noqotey/

Waxaad moodaa Sunihii Odeyga ee gar adag inay dadkii wada qaateen oo dalkii uu dib ugu noqdey beel beel iyo wakhtigii 1991 .Tusaale wadanka jaarkeena ee somaliya dhibta 20 sano ee aynu soo dhaafney waxa sal u ah is aamin la aan waxaad moodaa hadab intii leynagu soo rarey mudadii ay xukuumada siilaanyo ay timi markaada dib ugu noqoto wixii ka dahacey saylac, axmed dhagax , tii berbara,iyo ta saaka taagan ee caynabo iyo bari oo aad ogeydeen markaa bal isweydiiyoo ma kartilaan xaga dowlada ah baa mise waa arin leynala doonaayey in waxba laxalinkariwaayo goobkasta iyo khilaafaad kasta oo dhacab intaasi waa arin cad oo ah tii gudaa bal imikana tii dibada aan soo qaadano qormadii  (ALIF BILOW KU QALOOCDEY ALBAQRUU KU DHIBAA)  Siyaasadan  ABAAH QASKA  ee Siilaanyo intaanay sal dhigin  2009 kulankii dhabarjabinta qaran ahaa ee ku  dhexmarey  gudoomiyii   xisbiga mucaaridka ee Kulmiye Axmed Siilaanyo  oo uu weheliyo  Xoghayihiisii arimaha dibada  imikana ah wasiirka arimaha dibada iyo Donald payne kii  haligmay oo wakhtigaa ahaa sarkaal sare oo ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Mareykanka  oo wakhtigaasi alifey qorshe uu watey  oo ah kan maata fulintiisii  socoto iyadoo xiligaasi dowladii Daahir Riyaale ee  ku qaadaceen  . Bal hadaba hadaad dib ugu noqotaan  Siilaanyo  sadexdii  hadal ee uhoreeyey  ee uu jeediyey intuu xukunka hayey waxa uu ku sheegey inuu badaley siyaasadii arimaha dibada  Somaliland  isagoon inoocadeyn waxa uu badaley iyo halka uu u badaley    waa su’aale ma dowladii Carabtaa badaley mowqifkii  ay ka taagnaayeen Somaliland ? ma dowladii Masar ayaa badashey mowqifkii  ay  Somaliland ka taagneyd? Mise isbadalku  xageenuu kayimi? Halkan guji   http://rasmimedia.net/alif-bilow-ku-qaloocdey-albaqruu-ku-dhibaa-qormadii-liibaan-xaaji-fagadhe-07042013/  waxaa muuqata inay balan soo qaadeen.

Manta waxaad arkeysaa oo xaley ay shir jaraa id ku sheegeen inay ka soo fikirayaan ka qeybgal ka shirka London hase ahaatee  waa kii dhowrgoor si adag uyidhi Siilaanyo  shirka London ka qeyb galimayno wax dana oo soomaaliland ugu jirtaana ma jirto  walina shirkii wax iska badaley majiro bal macnahee ama sabatee ayaa looga qeybgalayaa?

Arintaa uu ka dhawaajiyey waxay ka aheyd jaha habaabin uu haldoorkii Somaliland ee codka dheer kaga Hadley in talo qaran laga yeesho ee ay ka mid ahaayeen (Boobe, Xasan Ciise, Maxamed Xaashi, Pro. C/salaam Yaasiin ,Pro. Gees iyo qaar kale) Oo uu shacbiga kaga duwayey  inaanay fahmin xaqiiqda.

Ilo laysku haleynkaro ayaa goordhaweyd iicadeeyey inay isla goobtaa kulankii reysal wasaaraha ingiriiska iyo siilaanyo inay aqbaleen ka qeybgalgalka shirka 7 may ee lagu heshiisiinaayo maamulada somaliya  waxaa kaloo cadeyn idiin ah shirkii jaraa id ee xaley uu qabtey maxamed c/lahi ay iska cadeyd iyadoo warjiraana cakaaro imandoono  uu idiinku sheegey shacbiyow waxaanu shirkan jaraa id yahey mid ay iska sii horeysiinayaan sidii ay dadka usii galin lahaayeen oo ay cadeynayaan marka ay Somaliland waftigu dib ugu noqdaan . halkan guji  oo daawo   ,

 

Hogaankii aynu ku aaminey masiirkeena haduu labac labacan yahey ama waxkale ulaabanyiin oo ay daacad la aan ka tahey  ma ku aamini karnaa xaaladan wadanku marayo iyo mandaqada ? maxaase ninla tumey bay talo joogtaaye ka umad ahaan iyo ka shcbi ahaanba  maxaa inala gudboon  ee aynu ku badbaadinaa qaranimadeena?

 

GUUL ALLE

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories