HomeTaageerayaasha Kulmiye oo wacdaro ka muujiyay Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer

Taageerayaasha Kulmiye oo wacdaro ka muujiyay Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeisa-(Somalilandpost)-waxa maanta gobolada iyo degmooyinka dalka ka qabsoomaFB_IMG_1508948219097y isu soo baxyo balaadhan oo ay samaynayeen taageerayasha xisbiga talada dalka haya ee kulmiye isla markaana ahayd maalin kalkiisa noqotay jadwalka ololaha loolanka loogu jiro doorashada aqalka madaxtooyada somaliland ee qabsoomi doonta 13-nov-2017 ee fooda unagu soo haysa hadaba waxa maanta goobaha la iclaamiyay inay isugu yimaadaan dhaman taageerayasha xisbiga kulmiye kala qayb galay masuulyinta iyo saraakiisha xisbiga kulmiye halkaasi oo ay dhamantood kala hadlayeen shacabka isugu yimi una hogatusaalaynayay waxqabadka baaxada leh ee u hirgalay xisbiga kulmiye mudadii uu talada somaliland hayay isla markaana ay shacabka ka codsanayeen inay mar labaad doortaan codkana ugu hiiliyaan si uu u dhamaystiro balanqaadyadii doorashadii hore ee uu guusha baaxada leh ka gaadhay isla markana ay sii wadida mashaariicda iyo waxqabadyada dhan walba taabanaya u dhamystiraan

Hadaba gobolada sida aadka ah la isugu soo baxay ayaa waxa ka mid ahaa gobolka togdheer xaruntiisa magalad burco halkaas oo uu ku sugnaa murashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga midnimada iyo horumarka shacabka somaliland ee kulmiye mudane muuse biixi cabdi iyo saraakiil kale oo ka tirsan xisbiga kulmiye oo ku wehelinayay socdaalkisa waxay indhahaagu qabanayeen shacab dareen rabitaan leh isla markana u heelan una diyaar ah siinta codka markale xisbiga kulmiye iyo murashaxiisa

Ugu danbay kulmiye ayaa loolan adag ugu jira sidii uu markale talada dalkan somalialnd usii hayn lahaa una sii wadi lahaa hayaanka iyo geediga horumarineed ee ay masuulyinta kulmiye barnaamijkooda ka yeeleen

Si kastaba ha ahaatee kylmiye ataa wadanka somaliland ka hirgaliyay waxqabad baaxad leh oo dhinacyo badan taabanaya taasina ay noqonyso mida guushiisa sahal uga dhigaysa mar kale iyo talada somaliland markaad u fiiiriso murshaxiinta la tarta.aya oo aan wax saamayn muuqata ah ku lahayn shacabka iyo talada somaliland

Si kastaba ha ahaatee waxa sii socon doona ololaha xisbiyadu ka dhigyaan goobaha la isugu yimaado oo ay bulshada kula kulmayaan isaga oo mid walba oo saddexda murashax ka mid ahi uu la wadaagayo barnaamijkisa siyaasiga ah oo la odhan karo waa halka lagu kala roonan doono codbixinta muwaadininta….

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories