HomeKorneyl Caarre oo Shaaciyey inuu Dowladda ku wareejiyey Ciidamo ka tirsanaa Jabhaddiisii...

Korneyl Caarre oo Shaaciyey inuu Dowladda ku wareejiyey Ciidamo ka tirsanaa Jabhaddiisii oo Fekerkeeda uu ka tanaasulay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Ceerigaabo (SLpost)- Korneyl Siciid Cawad (Caarre), ayaa maanta shaaciyey inuu si rasmi ah dowladda ugu wareejiyey Ciidamo ka tirsanaa Jabhad la baxday Dulmi-diid oo sannadkii u dambeeyey mucaarad ku ahaa Xukuumadda Somaliland.

Korneyl Caarre ayaa hore uga tirsanaa Ciidamada Qaranka ka hor intii aanu ka goosan sannadkii hore kaddib saluug uu ka muujiyey nidaamka maamul ee xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo uu eex iyo qaraabo-kiil ku eedeeyey.

Waxa uu korneylku sheegay inuu ciidamada kala duwan ee ka tirsanaa jabhaddiisa, hubkii iyo tikniko ay leeyihiin ku wareejiyey xukuumadda, maanta laga bilaabana ka mid yihiin ciidamada dowladda kaddib makra la qarameeyo isagoo madaxweynaha ugu baaqay inay ciidamadaasi helaan xuquuqdooda.

Go’aanka uu Korneyl Caarre kaga tanaasulay fekerkiisa hore ayaa ka dhashay dedaallo wada-xaajood iyo dhex-dhexaadin ah oo ay xukuumadda iyo Korneylka ka dhex-wadeen Ergo is-xilqaantay oo u badan wax-garadka, madax-dhaqameedka iyo aqoonyahanka beesha uu ka soo jeedo Korneyl Caarre.

Haddaba Faahfaahinta iyo Hadalka Korneyl Caarre kaga bogo Muuqaalka hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories